{"id":15209,"date":"2013-05-29T11:09:04","date_gmt":"2013-05-29T08:09:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15209"},"modified":"2013-05-29T13:16:00","modified_gmt":"2013-05-29T10:16:00","slug":"madaxweyne-xasan-shiikh-maxuud-oo-ka-tacsiyadeeyey-geeridii-ku-timid-garyaqaankii-hore-ee-qarankawarsaxafeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/madaxweyne-xasan-shiikh-maxuud-oo-ka-tacsiyadeeyey-geeridii-ku-timid-garyaqaankii-hore-ee-qarankawarsaxafeed\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Shiikh Max&#8217;uud oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid Garyaqaankii hore ee Qaranka+Warsaxafeed."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Xasan-Sheekh2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Xasan-Sheekh2.jpg\" alt=\"Xasan-Sheekh2\" width=\"418\" height=\"270\" class=\"alignleft size-full wp-image-15216\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Xasan-Sheekh2.jpg 418w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Xasan-Sheekh2-300x193.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 418px) 100vw, 418px\" \/><\/a>Waxaa taariikhdu markii ay aheyd 27 May 2013 ku geeriyootay magaalada Toronto ee dalka Canada Allaha u naxariistee Drs Nuurto Xaaji Xasan.<br \/>\nDrs. Nuurto Xaaji Xasan ayaa ahaan jirtey Garyaqaanka Guud ee Qaranka, aheydna qareen ku taqasusay dhinaca sharciga oo sumcad iyo sharaf weyn ku dhex leheyd bulshada Soomaaliyeed.<br \/>\nDrs Nuurto ayaa horey uga mid aheyd guddigii dastuurkii hore ee Soomaaliya xilligii uu dalka maamulayey marxuum Siyaad Barre madaxweynihii hore ee Somalia oo xukunka hayey muddo 21 sano ah.<br \/>\nMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa Tacsi tiiraanyo leh u diraya qoyskii, Qaraabadii iyo Ummadda Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay marxuumada, wuxuuna Alle uga baryayaa inuu Janadii ka waraabiyo, shacabka Soomaaliyeedna samir iyo iiman EEBBE ka siiyo.<br \/>\n&#8211; DHAMAAD \u2013<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa taariikhdu markii ay aheyd 27 May 2013 ku geeriyootay magaalada Toronto ee dalka Canada Allaha u naxariistee Drs Nuurto Xaaji Xasan. Drs. Nuurto Xaaji Xasan ayaa ahaan jirtey Garyaqaanka Guud ee Qaranka, aheydna qareen ku taqasusay dhinaca sharciga oo sumcad iyo sharaf weyn ku dhex leheyd bulshada Soomaaliyeed. Drs Nuurto ayaa horey uga mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15209","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15209","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15209"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15209\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15219,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15209\/revisions\/15219"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15209"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15209"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15209"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}