{"id":15187,"date":"2013-05-28T12:03:48","date_gmt":"2013-05-28T09:03:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15187"},"modified":"2013-05-28T14:04:45","modified_gmt":"2013-05-28T11:04:45","slug":"dayuurad-goor-dhow-ku-burburtay-degaanka-buulo-mareer-ee-gobolka-shhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/dayuurad-goor-dhow-ku-burburtay-degaanka-buulo-mareer-ee-gobolka-shhoose\/","title":{"rendered":"Dayuurad goor dhow ku burburtay degaanka Buulo mareer ee gobolka Sh\/hoose."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Plane-crash1.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Plane-crash1.jpeg\" alt=\"Plane crash1\" width=\"284\" height=\"178\" class=\"alignleft size-full wp-image-15196\" \/><\/a>Wararka naga soo gaaraya degaanka Buulo mareer ee gobolka Sh\/hoose ayaa sheegaya in goor dhow ay duleedka degaankaas ku soo dhacday dayuurad yar oo aan la ogeyn waxa ay tahay.<br \/>\nDayuuradan oo Illaa hadda aan la sheegin nooceeda rasmiga ah ayaa ku soo dhacday meel howd ah oo illaaa 5km ka baxsan degaanka Buulo mareer, waxaana gubanaya dayuurada iyadoo ay ka baxeyso uuro madow oo cirka isku shareertay.<br \/>\nXoogaga Al-shabaab ayaa isku gedaamay goobta ay ku soo dhacday dayuuradaas iyagoo dadweyne halkaas ku dhowaana u diiday iney ku soo dhowaadaan.<br \/>\nWeli ma cadda sababta ay u soo dhacday hase ahaatee waxaa jira warar isa soo taraya oo sheegaya iney aheyd nooca duuliye la\u2019aanta ah ee loo yaqaano Droneska, kuwaasoo ay dhinaca basaasnimada iyo duqeymaha u isticmaalaan ciidamada Maraykanka iyo kuwa dowladaha kale ee reer galbeedka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya degaanka Buulo mareer ee gobolka Sh\/hoose ayaa sheegaya in goor dhow ay duleedka degaankaas ku soo dhacday dayuurad yar oo aan la ogeyn waxa ay tahay. Dayuuradan oo Illaa hadda aan la sheegin nooceeda rasmiga ah ayaa ku soo dhacday meel howd ah oo illaaa 5km ka baxsan degaanka Buulo mareer, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15187","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15187","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15187"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15187\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15200,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15187\/revisions\/15200"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15187"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15187"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15187"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}