{"id":15179,"date":"2013-05-29T20:35:09","date_gmt":"2013-05-29T17:35:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15179"},"modified":"2013-05-30T01:45:01","modified_gmt":"2013-05-29T22:45:01","slug":"somaliland-iyo-puntland-oo-si-isku-maqaam-ah-uga-qeyb-galey-shirka-maalgashiga-soomaaliya-isagoo-waqti-dhaw-kusoo-gabangaboobey-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/somaliland-iyo-puntland-oo-si-isku-maqaam-ah-uga-qeyb-galey-shirka-maalgashiga-soomaaliya-isagoo-waqti-dhaw-kusoo-gabangaboobey-nairobi\/","title":{"rendered":"SOMALILAND IYO PUNTLAND OO SI ISKU MAQAAM AH UGA QEYB GALEY SHIRKA MAALGASHIGA SOOMAALIYA ISAGOO WAQTI DHAW KUSOO GABANGABOOBEY NAIROBI."},"content":{"rendered":"<p>Shirka maalgashiga soomaaliya ayaa soo gabangaboobey iyadoo ay isku maqaam uga qeyb galeen puntland iyo s\/land waxaana wasiirka arrimaha debedda s\/land maxamed cabdilaahi uu sheegey in uu hey&#8217;adaha qaramada midoobey uu kula kulmayey nairobi isagoo meesha ka saarey ka qeyb galka shirka maalgashiga soomaaliya oo isaga laftiisu uu uga qeyb galey isagoo maamulgoboleed ka socda.<\/p>\n<p>Arimahan ayaa ah kuwo shaki gelinaya shacab ay afkaartooda fogeeyeen siyaasiyiin dano gaara ka leh gooni isutaaga s\/land,waxeyna meesha ka saareysaa hamigii ay ku naalooyeen dad farabadan oo u dhintey u dhaawacmey ama dhaqaale ku bixiyey fekerka soo afjarmaya ee gooni isutaaga s\/land.<\/p>\n<p>Arrimahan ayaa imanaya iyadoo shir ka dhici doona turkiga loo balansanyahey kaas oo ay isugu imandoonaan soomaaliya iyo maamulka s\/land,siyaasiyiinta ayaana u muuqda kuwo qaldaya shacbigooda,waana la arki doonaa waxa ay ku dhamaadaan wadahadalada u dhaxeeya soomaaliya iyo maamulka s\/land.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka maalgashiga soomaaliya ayaa soo gabangaboobey iyadoo ay isku maqaam uga qeyb galeen puntland iyo s\/land waxaana wasiirka arrimaha debedda s\/land maxamed cabdilaahi uu sheegey in uu hey&#8217;adaha qaramada midoobey uu kula kulmayey nairobi isagoo meesha ka saarey ka qeyb galka shirka maalgashiga soomaaliya oo isaga laftiisu uu uga qeyb galey isagoo maamulgoboleed ka socda. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15179","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15179","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15179"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15179\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15245,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15179\/revisions\/15245"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15179"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15179"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15179"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}