{"id":15175,"date":"2013-05-27T13:25:49","date_gmt":"2013-05-27T10:25:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15175"},"modified":"2013-05-27T15:06:43","modified_gmt":"2013-05-27T12:06:43","slug":"raisal-wasaare-saacid-oo-markale-ku-celiyay-in-aysan-aqbali-doonin-maamul-aan-loo-dhameyn-oo-ka-hir-gala-jubbooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/raisal-wasaare-saacid-oo-markale-ku-celiyay-in-aysan-aqbali-doonin-maamul-aan-loo-dhameyn-oo-ka-hir-gala-jubbooyinka\/","title":{"rendered":"Ra\u2019isal Wasaare Saacid oo Markale ku celiyay in aysan aqbali doonin Maamul aan loo dhameyn oo ka hir gala Jubbooyinka."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Sacid2.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Sacid2.jpeg\" alt=\"Sacid\" width=\"275\" height=\"183\" class=\"alignleft size-full wp-image-15176\" \/><\/aRa\u2019isal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa markale ku celiyay in aysan aqbali doonin Maamul aan loo dhameen ee laga dhiso Jubbooyinka.\nIsagoo Wareysi siinayay Idaacadda BBC-da Laanteeda Afka Soomaaliga ayaa Ra\u2019isal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid waxa uu ku celiyay Markale in dowladda Soomaaliya aysan aqoonsan doonin Maamul aan loo dhameyn ee laga sameeyo Jubbooyinka isagoo Carabka ku adkeeyay in dowladda ay tix galineyso oo kaliya Rabitaanka Shacabka.\nRa\u2019isal Wasaaraha ayaa intaasi kudaray in ay qaadeyso waddooyinkii ay Jeexeen Urur Goboleedka IGAD iyo dadka Shacabka ah ee Ka soo Jeeda Jubbooyinka isagoo soo jeediyay in Maamul  dhammaan ay isku waafaqsanyihiin Bulshada Jubbooyinka loo sameeyo Gobolladaasi.\nDhanka kale Ra\u2019isal Wasaaraha ayaa sheegay In dadka dega Jubbooyinka loo baahanyahay in ay ka fikiraan Masiirkooda Siyaasadeed taasina ay tahay oo kaliya In ay sameystaan Maamul ay  dhanyihiin oo iyaga Matala.\nSikastaba Kulan Madaxeedkii IGAD ayaa lagu soo Jeediyay in dowladdu ay qabato shir looga hadlayo Maamul U sameynta Gobollada Jubbooyinka.\n<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15175","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15175","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15175"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15175\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15177,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15175\/revisions\/15177"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15175"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15175"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15175"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}