{"id":15149,"date":"2013-05-27T10:30:59","date_gmt":"2013-05-27T07:30:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15149"},"modified":"2013-05-27T14:50:34","modified_gmt":"2013-05-27T11:50:34","slug":"howl-gallo-dad-badan-lagu-soo-qabtay-oo-ka-socanaya-xaafado-ka-tirsan-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/howl-gallo-dad-badan-lagu-soo-qabtay-oo-ka-socanaya-xaafado-ka-tirsan-muqdisho\/","title":{"rendered":"Howl Gallo dad badan lagu soo qabtay oo ka socanaya Xaafado ka tirsan Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/AMisom1.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/AMisom1.jpeg\" alt=\"AMisom\" width=\"276\" height=\"182\" class=\"alignleft size-full wp-image-15166\" \/><\/a>Howl galladaani oo dad badan Lagu soo qabtay ayaa Saaka Ciidamada dowladda waxa ay ka billaabeen Xaafado ka tirsan degmada Wada Jir ee Gobolka Banaadir.<br \/>\nDadka deegaanka ayaa waxa ay sheegeen in Howl galka ay si wada jir ah U sameynayaan Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM islamarkaana Howl galka Xoogiisa ay ka wadaan Xaafadaha Nasteexe,Siliga iyo Jid Cakaaro oo ka tirsan Degmada Wada Jir.<br \/>\nDadka deegaanka ayaa waxa ay intaasi kudareen in ciidamadaasi sida wada jirka Howl gallada uga wada degmada Wada jir ay mid mid u baarayaan Xaafadaha degmadaasi iyagoo sidoo kale sheegay in aan laga soo bixi Karin Guryaha ku yaalla Xaafadaha ay ka howl galayaan Ciidamadaasi.<br \/>\nCiidamada ayaa sidoo kale waxaa la sheegay in dadka ay qab qabteen badankooda ay isugu geeyeen Siliga Balse illaa iyo Iminka yasan Jiran dad loo dhaadhiciyay Xabsiga sida dad deegaanka ah ay u sheegeen warbaahinta.<br \/>\nHowl galladaan ayaa ah kuwa sida la rumeysan lagu Xaqiijinayo Ammaanka Magaalada Muqdisho iyadoona Taliska AMISOM iyo Sidoo kale Ra\u2019isal Wasaare Saacid  horay ay u sheegeen in Howl Gallo Laga billaabayo Xaafadaha Ku yaalla degmooyinka Magaalada Muqdisho kuwaasi oo lagu doonayo in lagu Xaqiijio Ammaanka Magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howl galladaani oo dad badan Lagu soo qabtay ayaa Saaka Ciidamada dowladda waxa ay ka billaabeen Xaafado ka tirsan degmada Wada Jir ee Gobolka Banaadir. Dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegeen in Howl galka ay si wada jir ah U sameynayaan Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM islamarkaana Howl galka Xoogiisa ay ka wadaan Xaafadaha Nasteexe,Siliga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15149","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15149","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15149"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15149\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15168,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15149\/revisions\/15168"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15149"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15149"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15149"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}