{"id":15139,"date":"2013-05-26T13:00:34","date_gmt":"2013-05-26T10:00:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15139"},"modified":"2013-05-26T14:59:13","modified_gmt":"2013-05-26T11:59:13","slug":"saraakiil-ka-tirsan-ciidamada-dowladda-ee-jubbooyinka-oo-ugu-baaqay-inay-kenya-joojiso-inay-dhinac-la-safato","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/saraakiil-ka-tirsan-ciidamada-dowladda-ee-jubbooyinka-oo-ugu-baaqay-inay-kenya-joojiso-inay-dhinac-la-safato\/","title":{"rendered":"Saraakiil Ka tirsan Ciidamada dowladda ee Jubbooyinka oo ugu baaqay inay Kenya joojiso inay dhinac la safato."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Kenya-tro.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Kenya-tro.jpeg\" alt=\"Kenya tro\" width=\"265\" height=\"190\" class=\"alignleft size-full wp-image-15140\" \/><\/a>Gashanle sare Cabdi buule oo ka mid ah taliyaasha howl galinta ciidamada xooga dalka ee gobollada jubboyinka kana tirsanaa saraakiil uu horkacayo taliyihii ciidamada xooga dalka ee gaaray Magaalada  kismaayo oo lahadlay Warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu saraakiisha AMISOM ka dalbaday  in la joojiyo  ciidamada Kenya ee kusugan kismaayo  wax yaabaha ay kawadaan  Magaalada kismaayo  oo uu tilmaamay in ay san ku dhaqmeyn sharciga u yaala ciidamada AMISOM ee ku sugan soomaliya sida uu tilmamay<br \/>\nGashaanle Cabdi buule oo hadalkiisa sii wata ayaa xukuumadda federaalka Soomaliya  iyo Madaxda dowladda  ka dalbaday in ay jawaab cad ka bixiyaan  howlaha ciidadamada Kenya ay kawaadaan Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose<br \/>\nSikastaba  ha ahaatee siyaasiin iyo wax garad Soomaliyeed ayaa horay dowladda Kenya  ku eedeeyay  in ay kulug leedahay Mamullada kala duwan ee ka jira  Magaalda kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gashanle sare Cabdi buule oo ka mid ah taliyaasha howl galinta ciidamada xooga dalka ee gobollada jubboyinka kana tirsanaa saraakiil uu horkacayo taliyihii ciidamada xooga dalka ee gaaray Magaalada kismaayo oo lahadlay Warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu saraakiisha AMISOM ka dalbaday in la joojiyo ciidamada Kenya ee kusugan kismaayo wax yaabaha ay kawadaan Magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15139","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15139","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15139"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15139\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15143,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15139\/revisions\/15143"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15139"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15139"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15139"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}