{"id":15118,"date":"2013-05-26T10:11:04","date_gmt":"2013-05-26T07:11:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15118"},"modified":"2013-05-26T14:35:38","modified_gmt":"2013-05-26T11:35:38","slug":"wasiiro-ka-socda-dowladda-oo-loo-diiday-inay-gudaha-u-galaan-magaalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/wasiiro-ka-socda-dowladda-oo-loo-diiday-inay-gudaha-u-galaan-magaalada-kismaayo\/","title":{"rendered":"Wasiiro ka socda Dowladda oo loo diiday inay gudaha u galaan Magaalada Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Kismayo.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Kismayo.jpeg\" alt=\"Kismayo\" width=\"259\" height=\"194\" class=\"alignleft size-full wp-image-15122\" \/><\/a>Wefdi ballaaran oo ka socda dhinaca Dowladda Soomaaliya, ayaa waxaa goor dhaw oo maanta ah loo diiday inay gudaha u galaan Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.<br \/>\nWefdiga ka degay Garoonka Magaalada Kismaayo ayaa waxaa hogaaminaaya Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ee Xukuumada C\/Xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi.<br \/>\nWasiirka ayaa waxaa socdaalkaan ku wehlinaaya Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta C\/laahi Ciilmooge Xersi, Saraakiil iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federalka ee Somaliya.<br \/>\nTani ayaa timid kadib markii Ciidamada Dowladda Kenya ay sheegeen inaysan damaanad qaadi karin ammaanka wefdiga uu hogaaminaayo Wasiirka Gaashaandhiga.<br \/>\nSaraakiisha Maamulka Sheekh Axmed Madoobe ee Garoonka Kismaayo ku sugan, ayaa waxay wefdiga Wasiirka Gaashaandhiga u jeediyeen, inay dib ugu laabtaan Magaalada Muqdisho, oo ay ka soo amba baxeyn.<br \/>\nIlaa iyo iminka wararka laga helaayo Garoonka Magaalada Kismaayo, ayaa waxay sheegayaan inay weli ku xaniban yihiin wefdiga uu hogaaminaayo C\/Xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wefdi ballaaran oo ka socda dhinaca Dowladda Soomaaliya, ayaa waxaa goor dhaw oo maanta ah loo diiday inay gudaha u galaan Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Wefdiga ka degay Garoonka Magaalada Kismaayo ayaa waxaa hogaaminaaya Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ee Xukuumada C\/Xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi. Wasiirka ayaa waxaa socdaalkaan ku wehlinaaya Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Boostada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15118","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15118","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15118"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15118\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15123,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15118\/revisions\/15123"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15118"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15118"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15118"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}