{"id":15117,"date":"2013-05-26T11:33:44","date_gmt":"2013-05-26T08:33:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15117"},"modified":"2013-05-26T14:41:48","modified_gmt":"2013-05-26T11:41:48","slug":"kenya-iyo-al-shabab-oo-dagaal-ku-dhexmaray-qeybo-kamid-ah-jubada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/kenya-iyo-al-shabab-oo-dagaal-ku-dhexmaray-qeybo-kamid-ah-jubada-hoose\/","title":{"rendered":"Kenya iyo AL Shabab oo dagaal ku dhexmaray Qeybo kamid ah Jubada Hoose."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Kenya-cidan.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Kenya-cidan.jpeg\" alt=\"Kenya cidan\" width=\"316\" height=\"159\" class=\"alignleft size-full wp-image-15130\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Kenya-cidan.jpeg 316w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Kenya-cidan-300x150.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 316px) 100vw, 316px\" \/><\/a>Wararka naga soo gaaraya degmada Dhoobley ee gobolka J\/hoose ayaa sheegaya in xalay duleedka degmadaas uu dagaal xoogan ku dhexmaray ciidamada Kenya ee magaca AMISOM ku jooga halkaas iyo kuwa Al-shabaab.<br \/>\nDagaalkaas ayaa bilowday markii xoogaga Al-shabaab ay weerar ku qaadeen fariisimo ciidamada Kenya ku leeyihiin isgoys la yiraahdo Jakshan oo illaa 40-km ka baxsan degmada Dhoobley.<br \/>\nLabada dhinac ayaa dagaalkaas isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, iyagoo isku garaacay madaafiic u badan kuwa hoobiyeyaasha ah, lamana oga illaa hadda khasaaraha dagaalkaas ka soo gaaray.<br \/>\nMa jiro war ku saabsan dagaaladii xalay oo ka soo baxay saraakiisha ciidamada Kenya iyo kuwa Al-shabaab hase ahatee waxaa degan saaka nawaaxiga goobihii xalay lagu dagaalamay, iyadoo ciidamada Kenya ay wadaan baaritaano.<br \/>\nXoogaga Al-Shabaab ayaa mudooyinkan weeraro isdaba joog ah ka geysanayey degaano ku dhow degmada Dhoobley ee gobolka J\/hoose, iyagoo wadada u gala ciidamada Kenya ee isaga gooshaya degaanadaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya degmada Dhoobley ee gobolka J\/hoose ayaa sheegaya in xalay duleedka degmadaas uu dagaal xoogan ku dhexmaray ciidamada Kenya ee magaca AMISOM ku jooga halkaas iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalkaas ayaa bilowday markii xoogaga Al-shabaab ay weerar ku qaadeen fariisimo ciidamada Kenya ku leeyihiin isgoys la yiraahdo Jakshan oo illaa 40-km ka baxsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15117","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15117","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15117"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15117\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15133,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15117\/revisions\/15133"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15117"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15117"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15117"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}