{"id":1510,"date":"2011-06-22T08:49:12","date_gmt":"2011-06-22T08:49:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1510"},"modified":"2011-06-22T08:49:12","modified_gmt":"2011-06-22T08:49:12","slug":"xaalada-degmada-luuq-oo-kacsan-iyo-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-degmadasi-afka-u-saaran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/xaalada-degmada-luuq-oo-kacsan-iyo-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-degmadasi-afka-u-saaran\/","title":{"rendered":"Xaalada Degmada Luuq Oo Kacsan Iyo Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo Degmadasi Afka U Saaran"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/beled-xaawo218.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1513\" title=\"beled-xaawo21\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/beled-xaawo218.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka Soomaaliyeed<\/p>\n<p>Wararaka Ka Imaanaya ayaa Sheegaya In Xalada Degmadasi Ay Tahay Mid Kacsan Kadib Marki Mujaahidiinta Al-Shabaab Ay Gaareen Meel Ku Dhow Degmada Luuq Goobjoogayaal Ku Sugan Degmada Luuq Ayaa U Sheegay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom In Xaalad Kacsanaan Ah Laga Dareemayo Degmada Luuq iyo Deegaanka bohol Bashiir Waxaana Deegaanadaasi Saakay Madaafiic Culus Isku weedaarsaday Mujaahidiinta Al-Shabaab Iyo Ciidamada TGF-da Oo Ay Kaabayaan Ciidamada Dowlada CAdowga Ah Ee Ithopia<\/p>\n<p>Sidoo Kale Dadka Deegaanka ayaa Sheegay In Ay jirto Cabsi Baahsan Oo Ay Qabaan Waxaana maalmihii Ugu Dambeeyay Dagaalo Ay ku Dhexmarayeen Deegaanadasi Mujaahidiinta Al-Shabaab Iyo Maleeshiyaadka Calooshood U Shaqeestayaasha Ah.<\/p>\n<p><strong><em>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/em>(<\/p>\n<p><\/strong><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/a><strong> &amp; <\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliyeed Wararaka Ka Imaanaya ayaa Sheegaya In Xalada Degmadasi Ay Tahay Mid Kacsan Kadib Marki Mujaahidiinta Al-Shabaab Ay Gaareen Meel Ku Dhow Degmada Luuq Goobjoogayaal Ku Sugan Degmada Luuq Ayaa U Sheegay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom In Xaalad Kacsanaan Ah Laga Dareemayo Degmada Luuq iyo Deegaanka bohol Bashiir Waxaana Deegaanadaasi Saakay Madaafiic Culus [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1510","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1510","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1510"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1510\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1517,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1510\/revisions\/1517"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1510"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1510"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1510"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}