{"id":15097,"date":"2013-05-25T15:22:59","date_gmt":"2013-05-25T12:22:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15097"},"modified":"2013-05-25T15:22:59","modified_gmt":"2013-05-25T12:22:59","slug":"dowladda-iraaq-oo-sheegtay-in-ay-ka-qeyb-qaadan-doonto-dib-u-dhiska-dalka-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/dowladda-iraaq-oo-sheegtay-in-ay-ka-qeyb-qaadan-doonto-dib-u-dhiska-dalka-somalia\/","title":{"rendered":"Dowladda Iraaq oo sheegtay in ay ka qeyb qaadan doonto dib u dhiska dalka Somalia."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Iraq-Flag.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Iraq-Flag.jpg\" alt=\"Iraq Flag\" width=\"275\" height=\"183\" class=\"alignleft size-full wp-image-15098\" \/><\/a>War kasoo baxay Wasaarada dhismaha iyo deegaameenta xukuumada Iraq ayaa sheegtay in ay si toos ah u bilaabi doonto 3-mashruuc oo la xirira dhanka dhismaha oo ay ka sameeyneyso Somalia waxana ay ku kici doonta qiimo lacaged oo gaaraya 15-milion oo dolarka Maraykanka.<br \/>\nWasaradu waxa ay tilmaantay in shaqaalihi howlahaasi ka fulin lahaa Somalia diyaar garowgii ugu danbeeeyay ay ku jiraan.<br \/>\nHadalka wasarada dhismaha iyo degaamenta wadanka Iraq ayaa lagu sheegay in ay timid kadib markii golaha wasiirada wadankaaasi ay bixiyen amarka ku aadan in lacagta qiimahedu gaarayo 15-ka million ee dolarka maraykanka mashruuc dhanka dhismaha loogu sameeyo Somalia.<br \/>\nIraq waxa ay kamid tahay dowladaha xiligaan doonaya in ay wax ka dhisaan dalka uu burburiyay dagaaladii sukeeye ee dalka ka dhacay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War kasoo baxay Wasaarada dhismaha iyo deegaameenta xukuumada Iraq ayaa sheegtay in ay si toos ah u bilaabi doonto 3-mashruuc oo la xirira dhanka dhismaha oo ay ka sameeyneyso Somalia waxana ay ku kici doonta qiimo lacaged oo gaaraya 15-milion oo dolarka Maraykanka. Wasaradu waxa ay tilmaantay in shaqaalihi howlahaasi ka fulin lahaa Somalia diyaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15097","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15097","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15097"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15097\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15099,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15097\/revisions\/15099"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15097"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15097"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15097"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}