{"id":15093,"date":"2013-05-25T14:56:56","date_gmt":"2013-05-25T11:56:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15093"},"modified":"2013-05-25T14:56:56","modified_gmt":"2013-05-25T11:56:56","slug":"kenya-oo-dooday-inay-sugto-amaanka-wafdiga-dowladda-ee-kismaayo-ku-sugan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/kenya-oo-dooday-inay-sugto-amaanka-wafdiga-dowladda-ee-kismaayo-ku-sugan\/","title":{"rendered":"Kenya oo dooday inay sugto Amaanka Wafdiga Dowladda ee Kismaayo ku sugan."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Kenya-Flag.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Kenya-Flag.jpg\" alt=\"Kenya Flag\" width=\"272\" height=\"185\" class=\"alignleft size-full wp-image-15094\" \/><\/a>Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya ee magaca AMISOM ku jooga magaalada Kismaayo iyo degaano ka tirsan gobolada jubooyinka ayaa la sheegay iney diideen sugida amaanka wafdi ka socda dowlada Somalia oo booqanaya magaalada Kismaayo.<br \/>\nWasiirkii hore Dastuurka haatan ah Xildhibaan ka tirsan Dowladda Somalia C\/raxmaan Xoosh Jabriil oo ka mid ah wafdi ay xukuumadda Soomaaliya u saartay xal u helida khilaafka ka taagan maamul sameynta jubooyinka oo hadda jooga magaalada Kismaayo ayaa sheegay inay jirto wadashaqeyn la\u2019aan u dhexeysa iyaga iyo ciidamad Kenya.<br \/>\n\u201cCiidamada Kenya ee magaca AMISOM ku jooga Kismaayo waxay nagu wargeliyeen inaysan sugeynin amaanka wafdiga dowlada oo weli Kismaayo ku sugan, ka dib markii xubno ka tirsan wafdiga ay soo aadeen Muqdisho,\u201d ayuu yiri xildhibaanka.<br \/>\nIsagoo hadalkiisa sii wata ayaa Xildhibaan C\/raxmaan Xoosh Jabriil waxaa uu sheegay in taasi ay khilaafsan tahay waajibaadka shaqo ee AMISOM ku joogto dalka oo ah inay ka qayb qaataan dagaallada lagula jiro Al-shabaab iyo in hay\u2019adaha dowladda ay taageero siiyaan kana caawiyaan sugida amaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya ee magaca AMISOM ku jooga magaalada Kismaayo iyo degaano ka tirsan gobolada jubooyinka ayaa la sheegay iney diideen sugida amaanka wafdi ka socda dowlada Somalia oo booqanaya magaalada Kismaayo. Wasiirkii hore Dastuurka haatan ah Xildhibaan ka tirsan Dowladda Somalia C\/raxmaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15093","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15093","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15093"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15093\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15096,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15093\/revisions\/15096"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15093"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15093"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15093"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}