{"id":15084,"date":"2013-05-25T14:43:44","date_gmt":"2013-05-25T11:43:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15084"},"modified":"2013-05-25T14:43:44","modified_gmt":"2013-05-25T11:43:44","slug":"qarax-khasaare-geestay-oo-ka-dhacay-magaalada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/qarax-khasaare-geestay-oo-ka-dhacay-magaalada-baydhabo\/","title":{"rendered":"QARAX KHASAARE GEESTAY OO KA DHACAY MAGAALADA BAYDHABO"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Baydhabo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Baydhabo.jpg\" alt=\"Baydhabo\" width=\"259\" height=\"194\" class=\"alignleft size-full wp-image-15085\" \/><\/a>Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay qarax khasaaro geestay ayaa ka dhacay Magaaladaasi.<br \/>\nWararka ayaa sheegaya in nooca qaraxa uu ahaa bambada gacanta laga tuuro oo askari kamid ah ciidanka Ethiopia ay ka dhacday iyadoo gaanjada ufurun kadib ay sidaasi ku qaraxday.<br \/>\nDad shacab ah oo ku sugnaa goobta askariga Ethiopiyaanka bambada ugu dhacday ayaa waxaa la sheegay inay kasoo gaareen khasaaro dhaawac ah,waxaana tiradada dadka lagu sheegay inay gaarayaan 13-ruux oo dhamaantood dad shacab ah.<br \/>\nWararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay Boosteejada Shabeelow oo gaadiidka Goof-gaduud aada ay ka baxaan magaalada Baydhabo.<br \/>\nDadkii ku dhaawacmay qaraxaasi ayaa waxaa loola cararay isbitaalka guud ee Magaalada Baydhabo halkaasi oo xaaladooda caafimaad lagu dabiibayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay qarax khasaaro geestay ayaa ka dhacay Magaaladaasi. Wararka ayaa sheegaya in nooca qaraxa uu ahaa bambada gacanta laga tuuro oo askari kamid ah ciidanka Ethiopia ay ka dhacday iyadoo gaanjada ufurun kadib ay sidaasi ku qaraxday. Dad shacab ah oo ku sugnaa goobta askariga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15084","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15084","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15084"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15084\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15086,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15084\/revisions\/15086"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15084"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15084"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15084"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}