{"id":15082,"date":"2013-05-25T14:41:24","date_gmt":"2013-05-25T11:41:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15082"},"modified":"2013-05-25T14:41:24","modified_gmt":"2013-05-25T11:41:24","slug":"axmed-madoobe-oo-ku-hanjabay-in-shacabka-jubbooyinka-ay-ka-tashan-doonaan-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/axmed-madoobe-oo-ku-hanjabay-in-shacabka-jubbooyinka-ay-ka-tashan-doonaan-dowladda\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe oo ku hanjabay in Shacabka Jubbooyinka ay ka tashan doonaan Dowladda."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Madobe.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Madobe.jpg\" alt=\"Madobe\" width=\"252\" height=\"200\" class=\"alignleft size-full wp-image-15083\" \/><\/a>mid kamid ah madaxweynayaasha Maamulka Jubbooyinka ahna hogaamiyihii Jabhadda Raaskambooniyiinta Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ku hanjabay inay ka tashan doonan dowladda Haddii aysan aqoonsanin maamulkiisa uu dhawaan sheegtay in ergooyin ay u doorteen maamulkaas.<br \/>\nWaraysi ay la yeelatay BBC-da Axmed Madoobe ayuu ku sheegay in uu ku eedeenayo Dowladda Somalia inay u soo dirtay Wafdi kala duwan oo aysan kusoo wargalinin isagoo u muuqanayay mid Jubbooyinka uu doonayo in DOwlada isaga ay u marto.<br \/>\nWuu intaas ku daray Axmed Madoobe in Dowladda Somalia ay wado kulamo loogu soo horjeedo Maamulkiisa kuwaas oo ay ku qabatay gudaha magaalada Kismaayo iyo meelo kale.<br \/>\n&#8220;dowladda waxay wadaa kulamo looga soo horjeedo maamulkayga waxay ku bixisay lacago badan sidii loo baabi&#8217;in lahaa oo ay abuurtay Madaxweynayaal si colaad ay ugu abuurto Jubbooyinka ayuu yiri Axmed Madoobe.<br \/>\nIsagoo hadalkiisa sii wata ayaa Axmed Madoobe waxaa uu sheegay in dowladu ay fara gelin iyo jahwareerin ku heyso shacabka Jubooyinka si halkaas aanu uga hirgelin wax maamul ah taasoo buu yiri khilaafsan dastuurka oo dhigaya in la abuuro maamulo federaal ah.<br \/>\nKismaayo ayaa noqotay Meel si weyn loogu loolamayo gacan ku haynteeda iyadoo dhawaan madaxweynayaal iska soo hor jeedo halkaas loogu dhawaaqo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>mid kamid ah madaxweynayaasha Maamulka Jubbooyinka ahna hogaamiyihii Jabhadda Raaskambooniyiinta Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ku hanjabay inay ka tashan doonan dowladda Haddii aysan aqoonsanin maamulkiisa uu dhawaan sheegtay in ergooyin ay u doorteen maamulkaas. Waraysi ay la yeelatay BBC-da Axmed Madoobe ayuu ku sheegay in uu ku eedeenayo Dowladda Somalia inay u soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15082","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15082","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15082"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15082\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15082"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15082"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15082"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}