{"id":15073,"date":"2013-05-24T17:04:09","date_gmt":"2013-05-24T14:04:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15073"},"modified":"2013-05-24T17:05:25","modified_gmt":"2013-05-24T14:05:25","slug":"qarax-qasaaro-sababay-oo-ciidamada-ethiopia-lagula-eegtay-baladweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/qarax-qasaaro-sababay-oo-ciidamada-ethiopia-lagula-eegtay-baladweyne\/","title":{"rendered":"Qarax Qasaaro Sababay oo Ciidamada Ethiopia lagula eegtay Baladweyne."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Ethiopian-troops1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Ethiopian-troops1.jpg\" alt=\"Ethiopian troops\" width=\"380\" height=\"285\" class=\"alignleft size-full wp-image-15076\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Ethiopian-troops1.jpg 380w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Ethiopian-troops1-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 380px) 100vw, 380px\" \/><\/a>Wararka ka imaanaya Magaalada Balaadweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Qarax Khasaaro Geystay Ciidamo Ethiopian ah Lagula eegtay Bartmaha Magaalada Baladweyne.<br \/>\nQaraxa ayaa ahaa Nuuca Rumuud Kontaroolka ee Meelaha Fog fog laga hago wuxuuna ka dhacay Xaafadda Irid Aamin halkaasi oo ay marayeen Kolonyo Gaadiid ah oo ay wataan Ciidanka Ethiopia.<br \/>\nsida ay sheegayaan Goob Joogayaal ku sugan Magaalada Baladweyne ayaa  sheegay in ay arkayeen dhaawaca 3 Askari oo ka tirsan Ciidanka Ethiopia oo dhulka laga qaadayo iyadoona Qaraxa kadib ay Rasaas Xoogan fureen Ciidanka Ethiopia inkastoo aysan jirin cid wax ku noqotay Rasaasta ay fureen Ciidanka Ethiopia.<br \/>\nGoobta uu Qaraxu ka dhacay ayaa muddo Saacada ah waxaa xiray Ciidanka Ethiopia kuwaasi oo baaritaanno ka billaabay Xaafadaha ku teedsan Goobta uu qaraxu ka dhacay.<br \/>\nMa jirto wax hadal ah oo ka soo yeeray Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Hiiraan ee dowladda Soomaaliya oo ku aadan Qaraxa Maanta lagula eegtay Magaalada Baladweyne Ciidanka Ethiopia.<br \/>\nMagaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa si wada jir ah gacanta ugu haya Ciidanka dowladda,kuwa Ethiopia iyo Ciidamo Jabuutiyaan ah kuwaasi oo qeyb ka ah Ciidanka AMISOM waxaana xilliyada qaar ka dhaca falal Amni darri oo isugu Jira dilal qorsheysan iyo Qaraxyo lala eegto Ciidanka dowladda iyo Kuwa Ethiopia ee ku sugan Magaaladaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Magaalada Balaadweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Qarax Khasaaro Geystay Ciidamo Ethiopian ah Lagula eegtay Bartmaha Magaalada Baladweyne. Qaraxa ayaa ahaa Nuuca Rumuud Kontaroolka ee Meelaha Fog fog laga hago wuxuuna ka dhacay Xaafadda Irid Aamin halkaasi oo ay marayeen Kolonyo Gaadiid ah oo ay wataan Ciidanka Ethiopia. sida ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15073","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15073","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15073"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15073\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15077,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15073\/revisions\/15077"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15073"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15073"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15073"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}