{"id":15066,"date":"2013-05-24T16:51:42","date_gmt":"2013-05-24T13:51:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15066"},"modified":"2013-05-24T16:51:42","modified_gmt":"2013-05-24T13:51:42","slug":"muwaadiniin-somali-ah-oo-dil-iyo-dhac-loogu-gaystay-koofur-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/muwaadiniin-somali-ah-oo-dil-iyo-dhac-loogu-gaystay-koofur-afrika\/","title":{"rendered":"Muwaadiniin Somali ah oo Dil iyo Dhac loogu gaystay Koofur Afrika."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/South-Afrika-Flag.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/South-Afrika-Flag.png\" alt=\"South Afrika Flag\" width=\"2880\" height=\"1920\" class=\"alignleft size-full wp-image-15067\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/South-Afrika-Flag.png 2880w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/South-Afrika-Flag-300x200.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/South-Afrika-Flag-1024x682.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 2880px) 100vw, 2880px\" \/><\/a>Ganacsatada soomaaliyeed ee ku sugan Tuulooyinka iyo magaalooyinka waa weyn ee Koonfur Afrika ayaa weli dhac iyo Jirdil dhaawaac ka wajahaya kooxaha burcad South Africanka ah oo ku hubeysan bistoolado iyo Baangado ayaa waxaa lasoo sheegayaa in tuulooyin u dhaw dhaw Magaalada Johannesburg dukaano uga furnaa Ganacsato soomaali ah ay boob u geesteen Burcadan u dhalatay wadanka koonfur Afrika .<br \/>\nSidaa waxaa  u xaqiijiyay idaacada kulmiye u sheegay C\/weli mursal maxamuud oo tirsan Jaaliyada soomaalida koonfur afrika.<br \/>\nDukaamdan dhaca loo geystay  ay leeyihiin ganacsatada soomaalida ah ayaa waxa ay ku yaalaan deegaano qiyaastii 40Km ujiraan  johannesburg.<br \/>\nGanacsatada soomaalida ayaa waxa hadalkooda kaaga baxaya kuwa ka daalay xiriirka safaarada soomaaliya ee wadanka koonfur Afrika oo ku aadan inay wax ka qabato dhibaatada lagu haayo iyadoona ay usii dheertahay markii ay u qeylo dirsadaan  Booliiska ay kala kulmaan hadalo aysan jecleysan.<br \/>\nBoobkaan loo geeystay 78 saac ee ugu dambeeyay  dukaamda ganacsatada soomaaliya uga furan tuulooyin u dhaw dhaw Johannesburg ayaa imaanaya xilli mas\u2019uuliyiinta u fadhiya safaarada soomaaliya ee Koonfur Afrika ay sheegeen inay dhamaatay dhibaatadii soomaalida loogu geysanayay koonfur Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ganacsatada soomaaliyeed ee ku sugan Tuulooyinka iyo magaalooyinka waa weyn ee Koonfur Afrika ayaa weli dhac iyo Jirdil dhaawaac ka wajahaya kooxaha burcad South Africanka ah oo ku hubeysan bistoolado iyo Baangado ayaa waxaa lasoo sheegayaa in tuulooyin u dhaw dhaw Magaalada Johannesburg dukaano uga furnaa Ganacsato soomaali ah ay boob u geesteen Burcadan u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15066","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15066","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15066"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15066\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15069,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15066\/revisions\/15069"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15066"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15066"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15066"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}