{"id":14985,"date":"2013-05-22T02:11:12","date_gmt":"2013-05-21T23:11:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14985"},"modified":"2013-05-22T02:43:20","modified_gmt":"2013-05-21T23:43:20","slug":"14985","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/14985\/","title":{"rendered":"Xukuumadda dr saacid oo la filayo in ay ka badbaado mawshin la doonayey in looga taqaluso kadib musuq iyo wadahadallo hoose!!"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa berito xubnaha barlamaanka soomaaliya ay u balansanyihiin mooshinki la doonayey in xukuumada dr saacid lagu rido,iyadoo ay rajadaasi aad u yaraatey kadib markii musuq iyo wada hadalo hoose lagu xaliyey xildhibaanadii moshinka watey ayna hada qaarkood ka tanasuleen mawqifkoodi ahaa in la rido xukuumada uu hugaamiyo cabdi faarax saacid.<\/p>\n<p>Wada hadalada iyo musuqmaasuqa lagu xaliyey xildhibaanada ayaa waxaa horseed ka ahaa madaxda dalka ugu sareysa sida m\/weyne xasan sheekh oo markii la doortey balanqaadey inuu musuqa la dagaalamayo,taas oo uu ka talaabsadey kuna balan furey dadweynihii uu qudbada u jeedinayey,waxaaney dad badani leeyihiin xasan shekh uma fiicneyn in xukuumada saacid sii jirto waxaana taas la ogaandoonaa bilaha ugu horeeya lixda bilood ee soo socota hadii alle idmo.<\/p>\n<p>Mooshikan ayaa kusoo beegmaya iyadoo xaalad xumi ka jirto jubooyinka puntland lafteeduna aysan ku aragti aheyn dawlada federalka ah,halka igad iyo afrikana aan la fahamsaneyn siyaasadooda soomaaliya waxaadna moodaa in mugdi ay sii geleyso siyaasada soomaaliya iyo hugaaminta xasan shekh maxamuud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa berito xubnaha barlamaanka soomaaliya ay u balansanyihiin mooshinki la doonayey in xukuumada dr saacid lagu rido,iyadoo ay rajadaasi aad u yaraatey kadib markii musuq iyo wada hadalo hoose lagu xaliyey xildhibaanadii moshinka watey ayna hada qaarkood ka tanasuleen mawqifkoodi ahaa in la rido xukuumada uu hugaamiyo cabdi faarax saacid. Wada hadalada iyo musuqmaasuqa lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14985","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14985","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14985"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14985\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14995,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14985\/revisions\/14995"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14985"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14985"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14985"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}