{"id":14981,"date":"2013-05-20T22:54:52","date_gmt":"2013-05-20T19:54:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14981"},"modified":"2013-05-22T19:55:21","modified_gmt":"2013-05-22T16:55:21","slug":"hayadda-ccd-oo-maanta-dood-cilmiyood-u-qabatay-dhalinyarada-degmada-yaaqshid-ee-gobalka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/hayadda-ccd-oo-maanta-dood-cilmiyood-u-qabatay-dhalinyarada-degmada-yaaqshid-ee-gobalka-banaadir\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda CCD Oo Maanta Dood Cilmiyood U Qabatay Dhalinyarada Degmada Yaaqshid Ee Gobalka Banaadir."},"content":{"rendered":"<p>Kulan maanta ka dhacay Gudaha Degmada Yaaqshiid Ayaa ahaa Mid Looga hadlayay Sidii ay Dhalinyaradu Uga Qeyb-Qaadan Lahaayeen Atkeen ammaanka Degmada Iyo Guuda Ahaan Deegmoyinka Gobalka Banaadir.<\/p>\n<p>Kulankani ayaa Waxaa Soo<br \/>\nqaban-qaabisay hay&#8217;adda wada hadalka bulshada ee CCD ayaa waxaa ka soo qayb-galay maamulka Degmoyinka Gobalka iyo Dhallinyaro ka kala socday Guud Ahaan Degmooyinka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Ugu horeyn Shirka Waxa Ka Hadlay Guddomiyaha Degmada Yaaqshiid Muxiyadiin Jurus isagoona Sheegay Sababta dhabta Ah ee Shirarka Caynkani Oo Kale Ugu Qabtaan Dhalinta ay Tahay sidii Ay Dib Ugu Soo Celin Lahayeen Dhallinyarada Sida Qaldan Naftooda Loo Adeegsado.<\/p>\n<p>&#8220;Haddi Aa Nahay Maamulka Degmooyinka Mar Walba Waxa Aan Ku Dadaalnaa inaa Horseedno Sidii ay dhalinyaradu Hormuud Uga Noqon Lahaayen sidi Nabada Loo ilaalin lahaa iyo sidi loo soo Bad baadin lahaa inta yar ee Dhalinyarada ka midka ah  Maalin Walba Naftooda Beenta Lagu Haligo&#8221;Ayuu Yiri Muxiyadiin Jurus <\/p>\n<p>Guddoomiye Jurus ayaa intaas ku daray inay wadaan howlo ay dib dayactir ugu Sameynayaan degmada, dibna ugu soo celinayaan bilicda degmadaas ay lahayd, Isagoo ugu baaqay dhallinyarada wada-shaqeyn iyo iskaashi.<\/p>\n<p>Intaa Ka Dib Hadalka Waxa Qaatay Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir, Maxamed Yuusuf Isagoona sheegay in sida kaliya ee nabadda lagu xoojin karo ay tahay in dhallinyarada isku<br \/>\nxirnaadaan ayna sameystaan goobo ay ku kulmaan. <\/p>\n<p>Sido Kale Max&#8217;ed Yuusuf ayaa intaas ku daray in Degmo walba ammaan keeda ay sugi karaan dhallinyarado Isku xeran isla Markaana gacan siiyaan ciidamada amniga.<\/p>\n<p>Ugu dambeynti kulanka waxaa soo xirtay guddoomiye ku-xigeenka degmada Yaaqshiid Raxmo Daahir Siyaad iyadoona sheegtay helida Nabadda Ay Kaalin Weyn Ka Qaadaneysaa Dhisida Mustaqbalka Dhalliyarada Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Dood-cilmiyeed yadani Maalmahaan Dambe ay Hay&#8217;adda CCD Dhalinyaradu ugu qabanayan Gudaha Degmooyinka Gobalka Banaadir Ayaa U Muuqanaya Mid Door Muhiim ah Ka Qaadanayo Sidii Ay Dhalinyaradu Uga Qeyb Qaadan Lahaayeen Ka Shaqeynta Amniga Gobalka Banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan maanta ka dhacay Gudaha Degmada Yaaqshiid Ayaa ahaa Mid Looga hadlayay Sidii ay Dhalinyaradu Uga Qeyb-Qaadan Lahaayeen Atkeen ammaanka Degmada Iyo Guuda Ahaan Deegmoyinka Gobalka Banaadir. Kulankani ayaa Waxaa Soo qaban-qaabisay hay&#8217;adda wada hadalka bulshada ee CCD ayaa waxaa ka soo qayb-galay maamulka Degmoyinka Gobalka iyo Dhallinyaro ka kala socday Guud Ahaan Degmooyinka gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14981","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14981","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14981"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15026,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14981\/revisions\/15026"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}