{"id":14978,"date":"2013-05-20T22:20:27","date_gmt":"2013-05-20T19:20:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14978"},"modified":"2013-05-20T22:20:27","modified_gmt":"2013-05-20T19:20:27","slug":"craxmaan-faroole-dowlada-haddii-ay-taageeri-weyso-axmedmadowe-iyadaa-cirka-roob-ku-og","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/craxmaan-faroole-dowlada-haddii-ay-taageeri-weyso-axmedmadowe-iyadaa-cirka-roob-ku-og\/","title":{"rendered":"&#8220;C\/raxmaan Faroole&#8221; Dowlada Haddii Ay Taageeri Weyso AxmedMadowe, Iyadaa Cirka Roob Ku Og&#8217;."},"content":{"rendered":"<p>C\/raxmaan Sheekh Max&#8217;ed Max&#8217;uud Faroole Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ayaa wuxuu Ka hadlay xaalada ka aloosan Magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Faroole ayaa wuxuu<br \/>\nmarka hore muujiyay in Maamulka Jubbaland uu yahay<br \/>\nmid sax ah, oo lagu saleeyay sida<br \/>\nuu hadalka u dhigay Dastuurka Federalka ee dalka Soomaaliya Wuxuuna sheegay in Dastuurka ay<br \/>\nDowladda Soomaaliya<br \/>\nadeegsaneyso uu yahay mid khaldan, oo aanu ahayn kii leesla wada ogaa ee Magaalada Muqdisho lagu Ansaxiyay.<\/p>\n<p>Dastuurkii leesla ogaa ee lagu<br \/>\nwada heshiiyay ee Magaalada<br \/>\nMuqdisho lagu Ansaxiyay,<br \/>\nmaahee mid kale ayay Dowladda<br \/>\nu qeybisay Xildhibaanada ayuu<br \/>\nyiri Madaxweynaha Puntland Mr.Faroole.<\/p>\n<p>&#8220;Faroole&#8221; Dadka haddii aysan ogeyn anaga ayaan u sheegeyno in<br \/>\nDastuurkaan uu yahay mid<br \/>\nkhaldan, kii saxda ahaa meel<br \/>\nayaa leeska dhigay mid kaloo<br \/>\ncopy ah ayay Dowladda ku<br \/>\ndhaqantaa. <\/p>\n<p>C\/Raxmaan Faroole ayaa wuxuu tilmaamay in xalka kaliya uu ku jiro Nidaamka Federalka,<br \/>\nee la doonaayo in dalka oo dhan<br \/>\nlaga hirgeliyo, wuxuuna Dowladda ugu yeeray inay<br \/>\ntaageerto.<\/p>\n<p>\u201cDowladda haddii ay taageeri<br \/>\nweydo Maamulka Jubbaland,<br \/>\niyadaa cirka biyo ku og.\u201d ayuu sii<br \/>\nraaciyay Madaxweynaha<br \/>\nPuntland, oo Dowladda<br \/>\nSoomaaliya u soo jeediyay inay<br \/>\ntaageerto shirka Jubbaland, haddii aysan ujeedo kale laheyn wuxuuna<br \/>\nDowladda Soomaaliya ugu yeeray<br \/>\ninay si bilaa sharuud ah ay ku taageerto Maamulka Jubbaland,<br \/>\noo uu xusay in lagu soo doortay<br \/>\nshir muddooyinkii ugu dambeeyay ka soconayay<br \/>\nMagaalada Kismaayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/raxmaan Sheekh Max&#8217;ed Max&#8217;uud Faroole Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ayaa wuxuu Ka hadlay xaalada ka aloosan Magaalada Kismaayo. Faroole ayaa wuxuu marka hore muujiyay in Maamulka Jubbaland uu yahay mid sax ah, oo lagu saleeyay sida uu hadalka u dhigay Dastuurka Federalka ee dalka Soomaaliya Wuxuuna sheegay in Dastuurka ay Dowladda Soomaaliya adeegsaneyso uu yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14978","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14978","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14978"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14978\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14978"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14978"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14978"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}