{"id":14968,"date":"2013-05-20T20:54:05","date_gmt":"2013-05-20T17:54:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14968"},"modified":"2013-05-20T20:54:51","modified_gmt":"2013-05-20T17:54:51","slug":"xamaali-rar-ka-dajineysay-gaari-xamuul-ah-oo-qarax-lagula-eegtay-baqaar-ku-yiilay-suuq-bacaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/xamaali-rar-ka-dajineysay-gaari-xamuul-ah-oo-qarax-lagula-eegtay-baqaar-ku-yiilay-suuq-bacaad\/","title":{"rendered":"Xamaali Rar Ka Dajineysay Gaari Xamuul Ah Oo Qarax Lagula Eegtay Baqaar Ku Yiilay Suuq-Bacaad."},"content":{"rendered":"<p>Sida Ay Noo Xaqiijiyeen Dadka Deegaanka Qarax miino ayaa wuxuu<br \/>\nduhurnimadii maanta ka dhacay Degmada Yaaqshiid ee<br \/>\nGobolka Banaadir, waxaana<br \/>\nqaraxaan ku wax yeeloobay ilaa<br \/>\ntoddobo ruux Iyadoona Gaar ahaan qaraxa uu ka dhacay Afaafka hore Ee Bakhaar Ganacsi oo ku dhaw Suuq<br \/>\nBacaad.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa La Sheegay In Uu yaalay banaanka hore ee<br \/>\nBakhaarka Ganacsi<br \/>\nXilligii uu qaraxu dhacaayayna waxaa Bakhaarkaan lagu<br \/>\ndejinaayay raashiin, ay gawaarida waaweyn ee<br \/>\nxamuulka ka soo qaadeen<br \/>\nDekeda Caalamiga ah ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Shaqaalihii Rarka ka dejineysay gaariga Todobo Ka Mid Ah ayaa waxaa la xaqiijiyay inay qaraxaan ku dhaawacmeyn, iyadoo shan<br \/>\nkamid ah dhaawacyadoodu lagu sheegay kuwo Halis Ah.<\/p>\n<p>Qaraxa kadib ayaa waxaa Shaqaalihii qaraxaan ku dhaawacmay soo Gaaray shacabka ku dhaqan nawaaxiga<br \/>\nSuuq Bacaad, waxaana la<br \/>\nsheegay inay u gurmadeen.<\/p>\n<p>Goobta Uu Ka Dhacay Qaraxa Ayaa Waxaa Soo Gaaray Ciidamada Dowladda waxayna rasaas ku<br \/>\nkala eryeen dadka Deegaanka oo<br \/>\nqaarkood si raxan raxan leh<br \/>\nhalkaasi u taagnaa<br \/>\nMana jirto cid ka hadashay qaraxaani.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida Ay Noo Xaqiijiyeen Dadka Deegaanka Qarax miino ayaa wuxuu duhurnimadii maanta ka dhacay Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, waxaana qaraxaan ku wax yeeloobay ilaa toddobo ruux Iyadoona Gaar ahaan qaraxa uu ka dhacay Afaafka hore Ee Bakhaar Ganacsi oo ku dhaw Suuq Bacaad. Qaraxa ayaa La Sheegay In Uu yaalay banaanka hore ee Bakhaarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14968","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14968","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14968"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14968\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14979,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14968\/revisions\/14979"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14968"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14968"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14968"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}