{"id":14941,"date":"2013-05-20T03:29:10","date_gmt":"2013-05-20T00:29:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14941"},"modified":"2013-05-20T03:29:10","modified_gmt":"2013-05-20T00:29:10","slug":"xasan-sh-maxuud-ma-ahan-mid-aan-aqoosanahay-maamulada-looga-kala-dhawaaqay-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/xasan-sh-maxuud-ma-ahan-mid-aan-aqoosanahay-maamulada-looga-kala-dhawaaqay-kismaayo\/","title":{"rendered":"&#8220;Xasan Sh.Max&#8217;uud&#8221; Ma Ahan Mid Aan Aqoosanahay Maamulada Looga Kala Dhawaaqay Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Xasan Sh.Max&#8217;uud Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Soomaaliya ayaa<br \/>\nwuxuu maanta ka hadlay xaalada<br \/>\nmurugeesan ee ku soo korortay<br \/>\nMagaalada Kismaayo ee Xarunta<br \/>\nGobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>Waxa Uu Madaxweynaha sheegay inaysan marnaba Dowladda Soomaaliya aqoonsan<br \/>\ndoonin,Doorashooyinkii iska soo horjeeday ee ka dhacay sida uu<br \/>\nsheegay Magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Arinkaasi Ayuu Madaxweynaha wuxuu Ku sababeeyey in<br \/>\nDoorashooyinkaasi ay ka baxsan yihiin Sharuucda dalka u yaala,sidaas daraadeedna aysan<br \/>\naqoonsan doonin, sida uu hadalka u dhigay Maamuladaasi.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh Maxamuud<br \/>\nayaa wuxuu sheegay in Dowladda Somaliya, ay horey u<br \/>\ncadeysay mowqifkeeda ku aadan shirkii Magaalada Kismaayo, isla-markaana wuuxuu sheegay in la<br \/>\nbaal maray, wax yaabihii ay<br \/>\nhorey Dowladdu u soo jeedisay.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweyne Xasan<br \/>\nSheekh ayaa wuxuu hoosta ka xariiqay in Dowladdu ay ka soo<br \/>\nhorjeedo dagaalo uu dhiig ku daato, oo ka dhaca Jubbooyinka.<\/p>\n<p>Isagoo taasi ka duulaaya ayuu<br \/>\nsheegay inay Magaalada<br \/>\nKismaayo u direyn Saraakiil Ciidan iyo Guddi, si ay uga<br \/>\nhortaggaan dagaalo ka dhaca Xarunta Jubbada Hoose ee<br \/>\nKismaayo.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu xusay inay<br \/>\nCiidamada Dowladdu amar ku<br \/>\nsiiyeen inaysan fara gishan, dhibaatooyinka ka dhaca Magaalada Kismaayo, inay<br \/>\nxaliyaan mooyee<br \/>\nWuxuun sheegay inay<br \/>\nxilligaan ka dhur-sugayaan xubnaha ay u direyn Magaalada<br \/>\nKismaayo natiijada ay ka keenaan, isla-markaana wuxuu<br \/>\nku celiyay inaysan aqoonsan doonin Maamulada looga kala dhawaaqay Magaalada Kismaayo,<br \/>\nbacdamaa sida uu yiri aanu Dastuurka dalka waafaqsaneyn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Sh.Max&#8217;uud Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Soomaaliya ayaa wuxuu maanta ka hadlay xaalada murugeesan ee ku soo korortay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Waxa Uu Madaxweynaha sheegay inaysan marnaba Dowladda Soomaaliya aqoonsan doonin,Doorashooyinkii iska soo horjeeday ee ka dhacay sida uu sheegay Magaalada Kismaayo. Arinkaasi Ayuu Madaxweynaha wuxuu Ku sababeeyey in Doorashooyinkaasi ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14941","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14941","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14941"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14941\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14974,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14941\/revisions\/14974"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14941"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14941"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14941"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}