{"id":14934,"date":"2013-05-18T22:51:33","date_gmt":"2013-05-18T19:51:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14934"},"modified":"2013-05-20T03:37:50","modified_gmt":"2013-05-20T00:37:50","slug":"kooxo-biskoolado-ku-hubeysnaa-oo-ruux-rayid-ah-ku-toogtay-degmada-warta-nabada-ee-gbanaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/kooxo-biskoolado-ku-hubeysnaa-oo-ruux-rayid-ah-ku-toogtay-degmada-warta-nabada-ee-gbanaadir\/","title":{"rendered":"Kooxo Biskoolado Ku Hubeysnaa Oo Ruux Rayid Ah Ku Toogtay Degmada Warta Nabada Ee G\/Banaadir."},"content":{"rendered":"<p>Kooxo Ku hubeysan Bistoolado ayaa waxay caawa Magaalada Muqdisho ku dileen nin dhalinyaro ah, kaasoo<br \/>\naan la garaneyn ujeedadii ka<br \/>\ndambeysay  dilkiisa ruuxa ayaa waxaa Lagu Dilay dhabarka dambe ee Masaajidka<br \/>\nSheekh Lakari, oo ku yaala Degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir Xilli uu ka soo kacay maqaaxi shaaha<br \/>\nlaga cabo oo halkaasi ku taala waxaana si lama filaan ah<br \/>\nu soo hujuumay laba nin oo bistoolado ku hubeysneyd.<\/p>\n<p>Raggaasi dilka U geystay marxuumka Ayaa Waxay ka toogteen qeybaha sare ee jirkiisa iyagoona dilka kadib isaga baxsaday<br \/>\nGoobta.<\/p>\n<p>Marxuumkaani La Dilay oo kamid ah dadka Deegaanka ayaa waxaa<br \/>\nmeydkiisa halkaasi ka qaaday eheladiisa, ka gadaal markii lagu<br \/>\nsoo wargeliyay in lagu toogtay,<br \/>\ngoobtii ay meydkiisa ka soo qaadeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxo Ku hubeysan Bistoolado ayaa waxay caawa Magaalada Muqdisho ku dileen nin dhalinyaro ah, kaasoo aan la garaneyn ujeedadii ka dambeysay dilkiisa ruuxa ayaa waxaa Lagu Dilay dhabarka dambe ee Masaajidka Sheekh Lakari, oo ku yaala Degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir Xilli uu ka soo kacay maqaaxi shaaha laga cabo oo halkaasi ku taala waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14934","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14934","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14934"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14934\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14976,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14934\/revisions\/14976"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14934"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14934"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14934"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}