{"id":14929,"date":"2013-05-19T23:16:40","date_gmt":"2013-05-19T20:16:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14929"},"modified":"2013-05-19T23:36:41","modified_gmt":"2013-05-19T20:36:41","slug":"qarax-miino-oo-maanta-wadada-warshadaha-lagula-eegtay-ciidamada-amisom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/qarax-miino-oo-maanta-wadada-warshadaha-lagula-eegtay-ciidamada-amisom\/","title":{"rendered":"Qarax Miino Oo Maanta Wadada Warshadaha Lagula Eegtay Ciidamada Amisom."},"content":{"rendered":"<p>Kolonyo ay la socdeen Ciidamada<br \/>\nMidowga Afrika ee Amisom, ayaa<br \/>\nwaxaa maanta qarax miino<br \/>\nlagula beegsaday Magaalada<br \/>\nCaasimada ah ee Muqdisho Xilli kolonyada Ciidamada<br \/>\nAmisom ay marayeen Jidka<br \/>\nWarshadaha, gaar ahaan inta u<br \/>\ndhaxeyso Xarunta Wasaaradii<br \/>\nGaashaandhiga iyo Ex Kulliyadii<br \/>\nJaalle Siyaad, ayaa waxaa mid<br \/>\nkamid ah lala helay qarax miino,<br \/>\noo horey loogu sii diyaariyay<br \/>\nwadada dhinaceeda.<\/p>\n<p>Ilaa Iyo Haatan Lama Oga wax yeelada Ciidamada Amisom<br \/>\nka soo gaartay qaraxaan, balse<br \/>\ndadka Deegaanka ayaa waxay<br \/>\nWarbaahinta u sheegeen in<br \/>\nqaraxu, uu burbur baahsan u<br \/>\ngeystay gaariga.<\/p>\n<p>Qaraxa kadib ayaa<br \/>\ngoobta Waxaa isku gadaameen<br \/>\nCiidamada Amisom, taasoo meesha ka saareysa in xog sax<br \/>\nah laga helo, khasaaraha guud ee<br \/>\nCiidamada Amisom Ka soo gaaray Qaraxa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kolonyo ay la socdeen Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxaa maanta qarax miino lagula beegsaday Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho Xilli kolonyada Ciidamada Amisom ay marayeen Jidka Warshadaha, gaar ahaan inta u dhaxeyso Xarunta Wasaaradii Gaashaandhiga iyo Ex Kulliyadii Jaalle Siyaad, ayaa waxaa mid kamid ah lala helay qarax miino, oo horey loogu sii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14929","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14929","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14929"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14929\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14963,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14929\/revisions\/14963"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14929"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14929"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14929"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}