{"id":14928,"date":"2013-05-18T22:28:51","date_gmt":"2013-05-18T19:28:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14928"},"modified":"2013-05-20T03:47:38","modified_gmt":"2013-05-20T00:47:38","slug":"xildhibaano-ka-tirsan-baarlamaanka-oo-kulan-ay-ku-yeelan-rabeen-hotelka-city-plasa-iskor-istaag-lagu-sameeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/xildhibaano-ka-tirsan-baarlamaanka-oo-kulan-ay-ku-yeelan-rabeen-hotelka-city-plasa-iskor-istaag-lagu-sameeyey\/","title":{"rendered":"Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Kulan Ay Ku Yeelan Rabeen Hotelka City Plasa Iskor Istaag Lagu Sameeyey."},"content":{"rendered":"<p>Xubno Ka Tirsan Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya oo<br \/>\ntiradoodu lagu sheegay in ay<br \/>\nGaarayaan 109 Xildhibaan oo<br \/>\nintooda badan ay ka mid ahayeen xildhibaanadii<br \/>\nMooshinka ka keenay<br \/>\nXukuumadda uu Hugaamiyo R\/<br \/>\nwasare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Oo kulan ay ku lahaayeen maantay Hotel City Palce La sheegeen In lagu sameyay is hor istaag<br \/>\nayagoona Xusay in Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugidda ay ku amreen maamulka Hotel kasi in aan la qaabilin Xildhibanadaasi.<\/p>\n<p>Cumar Isloow oo ka<br \/>\nmid ah Xildhibanadii Mooshinka ka keenay Xukuumadda<br \/>\nSoomaaliya ayaa sheegay isna in<br \/>\narinkaasi uu hor seedi doono<br \/>\nFoodo hadii sida uu sheegay aan tilaabo laga qaadin cida ka<br \/>\ndanbeeso amarkii maantay lagu<br \/>\nbaajiyay kulanka ay yeelan rabeen<br \/>\nXildhibano ka tirsan Baarlamanka<br \/>\nSoomaaliya<\/p>\n<p>Waxana uu ka<br \/>\ndalbaday madaxda dalka in ay<br \/>\narinkasi wax ka qabtaan Uuna uu<br \/>\nugu horeeyo M\/weynaha<br \/>\nJamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Gur Guurte.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubno Ka Tirsan Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya oo tiradoodu lagu sheegay in ay Gaarayaan 109 Xildhibaan oo intooda badan ay ka mid ahayeen xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Xukuumadda uu Hugaamiyo R\/ wasare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Oo kulan ay ku lahaayeen maantay Hotel City Palce La sheegeen In lagu sameyay is hor istaag ayagoona Xusay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14928","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14928","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14928"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14928\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14977,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14928\/revisions\/14977"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14928"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14928"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14928"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}