{"id":14927,"date":"2013-05-18T00:02:58","date_gmt":"2013-05-17T21:02:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14927"},"modified":"2013-05-18T00:02:58","modified_gmt":"2013-05-17T21:02:58","slug":"sheekh-maxed-al-qaadi-mujrimiinta-al-shabaab-waxaan-ka-dilnay-horjoogayaal-ajaaniib-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/sheekh-maxed-al-qaadi-mujrimiinta-al-shabaab-waxaan-ka-dilnay-horjoogayaal-ajaaniib-ah\/","title":{"rendered":"&#8221; Sheekh Max&#8217;ed Al-Qaadi&#8221; Mujrimiinta Al-Shabaab Waxaan Ka Dilnay Horjoogayaal Ajaaniib Ah."},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Ahlu Sunna ee gobolka<br \/>\nGedo ayaa sheegay in dagaal shalay galinkii dambe ka dhacay agagaarka deegaanka Tuulo-Barwaaqo ee gobolka Gedo ay al-Shabaab kaga<br \/>\ndileen 12 ruux oo ay ku jiraan<br \/>\nlaba horjooge.<\/p>\n<p>Sheekh Max&#8217;ed Xuseen Isxaaq<br \/>\n(Al-Qaadi) Afhayeenka Ahlu Sunna ee<br \/>\ngobolka Gedo ayaa sheegay in horjoogeyaasha dagaalka lagu<br \/>\ndilay uu midi ahaa ajnibi, halka<br \/>\nkan kale oo uu xusay inuu Soomaali ahaa ayna meydkiisa qoorta ka jareen, si aan loo aqoonsan.<\/p>\n<p>Waxaa uu tilmaamay in sidoo<br \/>\nkale ay ka qabsadeen deegaanno<br \/>\nbadan oo ka tirsan gobolka,<br \/>\nisagoo intaa ku daray inay sii<br \/>\nwadayaan howlgallada ka<br \/>\ndhanka ah<br \/>\nShabaabka.<\/p>\n<p>Sh.Al-Qaaddi ayaa shacabka ugu<br \/>\nbaaqay inay soo sheegaan haddii<br \/>\nAy Arkaan firxadka Al.shabaab Ee<br \/>\ndhex dhuuntaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Ahlu Sunna ee gobolka Gedo ayaa sheegay in dagaal shalay galinkii dambe ka dhacay agagaarka deegaanka Tuulo-Barwaaqo ee gobolka Gedo ay al-Shabaab kaga dileen 12 ruux oo ay ku jiraan laba horjooge. Sheekh Max&#8217;ed Xuseen Isxaaq (Al-Qaadi) Afhayeenka Ahlu Sunna ee gobolka Gedo ayaa sheegay in horjoogeyaasha dagaalka lagu dilay uu midi ahaa ajnibi, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14927","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14927","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14927"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14927\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14927"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14927"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14927"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}