{"id":14920,"date":"2013-05-18T00:13:24","date_gmt":"2013-05-17T21:13:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14920"},"modified":"2013-05-18T00:13:24","modified_gmt":"2013-05-17T21:13:24","slug":"ciidamada-amaanka-ee-magaalada-jowhar-oo-caawa-lagu-weeraray-qarax-bum","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/ciidamada-amaanka-ee-magaalada-jowhar-oo-caawa-lagu-weeraray-qarax-bum\/","title":{"rendered":"Ciidamada Amaanka Ee Magaalada Jowhar Oo Caawa Lagu Weeraray Qarax Bum."},"content":{"rendered":"<p>2 Askari Oo Ka Tirsanaa Kuwa Dowlada Somaaliya Ayaa ku dhaawacmay bam-gacmeed caawa lagu weeraray xafiiska<br \/>\nlaanta Hanti-wadaagga degmada Jowhar ee xarunta<br \/>\ngobolka Shabeleeha Dhexe.<\/p>\n<p>Khaliif C\/lle Carfaaye Taliyaha saldhigga degmada Jowhar ayaa sheegay in<br \/>\ndhaawaca labada askari la geeyay isbitaalka dagmada<br \/>\nhalkaa oo lagu dabiibayo Xaaladooda Caafimaad.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Khaliif Ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada amaanka Degmada Jowhar ay baarayaan goobta uu falka ka<br \/>\ndhacay Wixi Ka Soo Baxana Ay Saxaafada U Soo Bandhigi Doonaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>2 Askari Oo Ka Tirsanaa Kuwa Dowlada Somaaliya Ayaa ku dhaawacmay bam-gacmeed caawa lagu weeraray xafiiska laanta Hanti-wadaagga degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeleeha Dhexe. Khaliif C\/lle Carfaaye Taliyaha saldhigga degmada Jowhar ayaa sheegay in dhaawaca labada askari la geeyay isbitaalka dagmada halkaa oo lagu dabiibayo Xaaladooda Caafimaad. Sidoo Kale Khaliif Ayaa waxaa uu sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14920","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14920","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14920"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14920\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14920"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14920"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14920"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}