{"id":14919,"date":"2013-05-17T21:57:24","date_gmt":"2013-05-17T18:57:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14919"},"modified":"2013-05-17T21:57:24","modified_gmt":"2013-05-17T18:57:24","slug":"raiisul-wazaare-saacid-oo-maanta-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madax-ka-socotay-igad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/raiisul-wazaare-saacid-oo-maanta-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madax-ka-socotay-igad\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wazaare Saacid Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madax Ka Socotay IGAD."},"content":{"rendered":"<p>C\/Faarax Shirdoon Saacid Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda<br \/>\nFederaalka Soomaaliya,<br \/>\nxubno ka tirsan golihiisa wasiirada, saraakiil sare oo ka<br \/>\ntirsan xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha<br \/>\niyo Madaxweynaha ayaa kulan la<br \/>\nqaatay wafti ka socda urur goboleedka IGAD oo labadii<br \/>\nmaalmood ee ugu danbeeyey<br \/>\nbooqasho ku joogay magaalada<br \/>\nMuqdisho.<\/p>\n<p>Wufuudaani imaatinkooda<br \/>\nSoomaaliya Ayaa waxa lagu<br \/>\ngo\u2019aamiyey shirkii madaxda wadamada ku bahoobay IGAD ay<br \/>\nku yeesheen 3-dii Maaj magaalada Addis-Ababa,<br \/>\nwaxaana u jeedka waftigaan uu<br \/>\nyahay sidii ay war bixin Kaga<br \/>\ndiyaarin lahaayeen arrimaha<br \/>\ngobolada Jubooyinka.<\/p>\n<p>Maxbuubu Macalim oo ah xoogyaha guud ee urur goboleedka IGAD oo waftiga<br \/>\nhogaaminayay ayaa Ugu Horeyn ka war<br \/>\nbixiyey u jeedka socdaalkooda ay<br \/>\nku yimaadeen magaalda<br \/>\nMuqdisho.<\/p>\n<p>\u201cSidaan la socono Soomaaliya<br \/>\nwaxay xubin muhiim ah ka tahay<br \/>\nIGAD, waxaana loo asaasay<br \/>\nururkan arrimaha horumarka<br \/>\ndalalka ku bahobay dalada IGAD,<br \/>\nimaatinkayguna wuxuu jawaab u<br \/>\nyahay dalabkii<br \/>\nmadaxweynayaasha IGAD ee<br \/>\nshirkoodii aan caadiga ahayn Oo<br \/>\nay ku yeesheen magaalda Adis-Ababa.<\/p>\n<p> Ilaa iyo<br \/>\nintii aan soo gaarnay Muqdisho<br \/>\nwaxaan kulamo la yeelanay<br \/>\nbulshada qaybaheeda kala duwan, waxaase muhiimad gaar<br \/>\nah noo leh kulankaan aan la qaadanayno  Ra\u2019iisul Wasaaraha<br \/>\nXukuumadda.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta<br \/>\noo Isna qayb ka ahaa kulankii maanta<br \/>\nayaa sheegay in ay dowladu u<br \/>\ngudbisay gudiga ka socda wadamada IGAD mowqifkeeda<br \/>\nku aadan xasilinta dalka iyo maamul u samaynta gobolada,<br \/>\ndowladuna ku salaynayso<br \/>\nqorshaheeda war murtiyeedkii<br \/>\nka soo baxay shirkii 21-aad ee ay<br \/>\nisugu yimimaadeen<br \/>\nmadaxweynayaasha urur gobleedka IGAD oo ka dhacay<br \/>\nmagaalada Adis-Abab.<\/p>\n<p>Xoghayaha ururka<br \/>\nIGAD Maxbuub Macalim Imaanshihiisa ayaa ku soo beegmaya iyada oo xiisadi<br \/>\nka taagan tahay maamul u samaynta Jubbooyinka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/Faarax Shirdoon Saacid Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, xubno ka tirsan golihiisa wasiirada, saraakiil sare oo ka tirsan xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa kulan la qaatay wafti ka socda urur goboleedka IGAD oo labadii maalmood ee ugu danbeeyey booqasho ku joogay magaalada Muqdisho. Wufuudaani imaatinkooda Soomaaliya Ayaa waxa lagu go\u2019aamiyey shirkii madaxda wadamada ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14919","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14919","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14919"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14919\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14919"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14919"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14919"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}