{"id":14918,"date":"2013-05-17T21:44:16","date_gmt":"2013-05-17T18:44:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14918"},"modified":"2013-05-17T21:44:16","modified_gmt":"2013-05-17T18:44:16","slug":"al-shabaab-oo-weerar-fool-ka-fool-ah-ku-qaaday-ciidamada-ethopia-ee-ku-sugan-ceel-barde","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/al-shabaab-oo-weerar-fool-ka-fool-ah-ku-qaaday-ciidamada-ethopia-ee-ku-sugan-ceel-barde\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab Oo Weerar Fool Ka Fool Ah Ku Qaaday Ciidamada Ethopia Ee Ku Sugan Ceel-Barde."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya xad ay wadaagaan<br \/>\nItoobiya iyo Soomaaliya ayaa<br \/>\nsheegaya in Ay ciidamo Ka Tirsan Al.shabaab xalay fiidkii weerar<br \/>\ndhowr jiho ah ku qaadeen Dagmada Ceelbarde waxaana halkaasi ka<br \/>\ndhacay dagaal Leesku Adeegsaday Hubka Culus.<\/p>\n<p>Mid Ka Mid Ah Saraakiisha Xarakada<br \/>\nShabaabul Mujaahidiin ayaa<br \/>\nsheegay in<br \/>\nciidankoodu ay gudaha Magaalada galeen si buuxdana Ay Kala wareegeen<br \/>\nCeelbarde Ciidamadii Ku Sugneyd.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Wararka ayuu intaasi ku daray in dagaalkii xalay Ay Ku dileen 4 katirsan<br \/>\nCiidamada Ethopia Ayna Ka qaateen qoryihiin ay Ku Dagaalamayeen.<\/p>\n<p>Waa Markii ugu horreysay oo<br \/>\nciidanka Al,Shabaab Ee Ku Sugan Bay<br \/>\niyo Bakool weeraraan Ceelbarde tan iyo markii ay ciidamada<br \/>\nItoobiya isaga bexeen degmada Xudur.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya xad ay wadaagaan Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa sheegaya in Ay ciidamo Ka Tirsan Al.shabaab xalay fiidkii weerar dhowr jiho ah ku qaadeen Dagmada Ceelbarde waxaana halkaasi ka dhacay dagaal Leesku Adeegsaday Hubka Culus. Mid Ka Mid Ah Saraakiisha Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegay in ciidankoodu ay gudaha Magaalada galeen si buuxdana Ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14918","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14918","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14918"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14918\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14918"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14918"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14918"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}