{"id":14916,"date":"2013-05-17T19:37:10","date_gmt":"2013-05-17T16:37:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14916"},"modified":"2013-05-17T19:37:10","modified_gmt":"2013-05-17T16:37:10","slug":"ckariin-xusen-guuleed-kooxo-jabhad-qabiil-u-hubeysan-kama-talinayaan-gobolada-jubbooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/ckariin-xusen-guuleed-kooxo-jabhad-qabiil-u-hubeysan-kama-talinayaan-gobolada-jubbooyinka\/","title":{"rendered":"&#8220;C\/kariin Xusen Guuleed&#8221; Kooxo Jabhad Qabiil U Hubeysan Kama Talinayaan Gobolada Jubbooyinka."},"content":{"rendered":"<p>C\/karin Xuseen Guuleed Wasiirka arimaha Gudaha iyo<br \/>\namaanka qaranka Xukuumada<br \/>\nSoomaaliya Barta uu Tuwitarka ku<br \/>\nleeyahay Ku Soo qoray Maal Mihii<br \/>\nDambe warar badan oo uu uga<br \/>\nhadlayo arimaha Jahwareerka ka<br \/>\ntaagan Kismaayo ayaa waxaa uu<br \/>\nsoo dhigay Hadal sheegay in<br \/>\nDowladu ay amar ku siisay<br \/>\nwafdigii ay kismayao u dirtay in<br \/>\nay Dib ugu soo laabtaan<br \/>\nMagaalada muqdiosho si<br \/>\nDowladu ay mar kale Go.aan uga<br \/>\nQaadato Xaalada Jubooyinka.<\/p>\n<p>\u201cwafdigii Kismaayo loo diray iney<br \/>\ndib u soo laabtaan,ayaan ku<br \/>\namarnay si dawladdu ay go&#8217;aan<br \/>\nuga qaadato arrinta Kismaayo.<\/p>\n<p>Wafdigaasi aan u diray Kismayo<br \/>\nayaa noo sheegaya in kooxaha<br \/>\nKismaayo isku heysta ay kulan ka<br \/>\ndalbadeen, balse howsha<br \/>\nwafdiga maahan<br \/>\narrinkaas.<\/p>\n<p>Waxaan amar ku siinay<br \/>\nin ay soo laabtaan\u201d ayuu yiri<br \/>\ncabdi kariin xuseen Guleed .<br \/>\nWasiirka ayaa Bogiisa Tuwitarka<br \/>\nwarkaan uu soo dhigay waxaa<br \/>\nuu uga hadlaydowlada Kenya<br \/>\ngacanta ay ku yeelan karto<br \/>\nArimaha Kismaayo.<\/p>\n<p>\u201cKoox Jabhad qabiil ah oo<br \/>\nhubeysan kama talin karto<br \/>\naayaha bulshada Jubbooyinka,<br \/>\nwaana u sheegnay dawladda<br \/>\nKenya iney faraha kala baxdo<br \/>\nArimahaas Dawladda Kenya<br \/>\nwaxey qeyb ka tahay dawladaha<br \/>\nAMISOM soo diray, wax siyaasad<br \/>\niyo maamulna shaqo kuma<br \/>\nlahan\u201dayuu Yiri wasiirka arimaha<br \/>\nGudaha.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu ka hadlay<br \/>\nCabdi kariin Xuseen Guuleed<br \/>\nDowladu dadaalka ay u gashay<br \/>\nXal u helista Kismaayo waxaana<br \/>\nuu yiri Dawladdu dadaal ma<br \/>\nreeban, laakin dad qaswadayaal<br \/>\nah ayaa dhibaatada wada,<br \/>\ntallaabo ayaana ka<br \/>\nqaadeynaa.Axmed Madobe<br \/>\nwaxba ka duwan shacabka reer<br \/>\nKismaayo haddii uusan wali<br \/>\naaminsaneyn fikradihii uu ka soo<br \/>\nlaabtay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/karin Xuseen Guuleed Wasiirka arimaha Gudaha iyo amaanka qaranka Xukuumada Soomaaliya Barta uu Tuwitarka ku leeyahay Ku Soo qoray Maal Mihii Dambe warar badan oo uu uga hadlayo arimaha Jahwareerka ka taagan Kismaayo ayaa waxaa uu soo dhigay Hadal sheegay in Dowladu ay amar ku siisay wafdigii ay kismayao u dirtay in ay Dib ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14916","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14916","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14916"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14916\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14916"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14916"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14916"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}