{"id":14883,"date":"2013-05-16T22:07:50","date_gmt":"2013-05-16T19:07:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14883"},"modified":"2013-05-17T00:21:08","modified_gmt":"2013-05-16T21:21:08","slug":"dowlada-soomaaliya-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saartay-arimaha-jubbooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/dowlada-soomaaliya-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saartay-arimaha-jubbooyinka\/","title":{"rendered":"Dowlada Soomaaliya Oo War-Saxaafadeed Ka Soo Saartay Arimaha Jubbooyinka."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo Ia llaalinayo dastuurka dalka ee<br \/>\nqeexaya qaab-dhismeedka<br \/>\ndawlad-goboleedyada dalka ee<br \/>\nnidaamka<\/p>\n<p>Ayadoo Ia llaalinayo dastuurka<br \/>\ndalka ee qeexaya qaab-<br \/>\ndhismeedka dawlad-<br \/>\ngoboleedyada dalka ee nidaamka<br \/>\nfederaaliga ah. Lana dhawrayo<br \/>\ngeedi socodka dawladaynta ee<br \/>\nuu qeexayo Dastuurka<br \/>\nFedaraalaynta Qodobkiisa 49<br \/>\naad.<\/p>\n<p>Ayadoo lagu guda jiro dhamaystirka go\u2019aankii dawladdaha urur goboleedka<br \/>\nIGAD ee shirkii Addis Ababa Maajo 3, ee lagu go\u2019aansaday in<br \/>\nguddi dhiirigalin oo ka socda wadamada IGAD loo diro<br \/>\nmagaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Ayadoo la tixgalinayo rabitaanka<br \/>\nrasmiga ah ee shacbiga<br \/>\nSoomaaliyeed, gaar ahaan kuwa<br \/>\ngobolada Gedo, Jubbada Hoose<br \/>\niyo Jubbada Dhexe. <\/p>\n<p>Isla markaana laga taxadarayo<br \/>\nxasiloonida iyo dib-u-xoreynta<br \/>\ndeegaanadada weli gacanta ugu<br \/>\njira kooxaha nabad-diidka ah.<\/p>\n<p>Dawladda Faderaalka ah ee<br \/>\nSoomaaliya waxay aad uga<br \/>\nxuntahay sida loo jaah-<br \/>\nwareershay masiirka hogaan ee<br \/>\nshacabka Jubooyinka iyo in<br \/>\nKismaayo looga dhawaaqo labo<br \/>\nmadaxweyne 15 Maajo 2013.<\/p>\n<p>Sidaas daraadeed dawladdu<br \/>\nwaxay caddeynaysaa inaysan<br \/>\nsuurto gal u ahayn inay labo<br \/>\nmadaxweyne u aqoonsato<br \/>\nmaamulka Jubbaland.<\/p>\n<p>Dawladdu waxay mar kale caddeynaysaa inay soo dhawaynayso dhismaha maamul<br \/>\ngoboleedyada ku yimaada<br \/>\nqaabka sharciga waafaqsan<br \/>\nkuna dhisan rabitaanka iyo<br \/>\nmidnimada shacabka deegaanka.<\/p>\n<p>Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay xoojinaysaa<br \/>\nhawsha Guddiga Labada Golle ee<br \/>\nloo xilsaray wada-xaajoodka iyo<br \/>\ndib-u heshiisiinta gobolada<br \/>\nJubbooyinka. <\/p>\n<p>Waxayna<br \/>\nmaamulada degmooyinka,<br \/>\nhogaamiyeyaasha dhaqanka iyo<br \/>\nwax-garadka deegaanka ugu<br \/>\nbaaqaysaa inay si buuxda la<br \/>\nshaqeeyaan gudigaas dawliga<br \/>\nah.<\/p>\n<p>Dawladda Federaalka ah ee<br \/>\nSoomaaliya waxay ku baaqaysaa<br \/>\nin la illaaliyo xasiloonida, lagana<br \/>\ndheeraado wax kasta oo<br \/>\ncaqabad ku noqon kara amniga<br \/>\niyo dib-u xoreynta dalka, iyo in<br \/>\nloo hogaansamo sharciga dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo Ia llaalinayo dastuurka dalka ee qeexaya qaab-dhismeedka dawlad-goboleedyada dalka ee nidaamka Ayadoo Ia llaalinayo dastuurka dalka ee qeexaya qaab- dhismeedka dawlad- goboleedyada dalka ee nidaamka federaaliga ah. Lana dhawrayo geedi socodka dawladaynta ee uu qeexayo Dastuurka Fedaraalaynta Qodobkiisa 49 aad. Ayadoo lagu guda jiro dhamaystirka go\u2019aankii dawladdaha urur goboleedka IGAD ee shirkii Addis Ababa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14883","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14883","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14883"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14883\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14885,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14883\/revisions\/14885"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14883"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14883"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14883"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}