{"id":14882,"date":"2013-05-16T16:01:04","date_gmt":"2013-05-16T13:01:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14882"},"modified":"2013-05-17T01:16:26","modified_gmt":"2013-05-16T22:16:26","slug":"cwali-iyo-faroole-oo-beesha-caalamka-ugu-baaqeen-in-la-taageero-axmed-madowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/cwali-iyo-faroole-oo-beesha-caalamka-ugu-baaqeen-in-la-taageero-axmed-madowe\/","title":{"rendered":"C\/wali Iyo Faroole Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqeen In La Taageero Axmed Madowe."},"content":{"rendered":"<p>C\/raxmaan Shikh Maxamed<br \/>\nMaxamuud Faroolle Gudoomiyaha<br \/>\nMaamulka Puntland ayaa soo<br \/>\ndhaweeyay Doorashadii ay qaar<br \/>\nkamid ah Ergooyinkii Dhisayay<br \/>\nMaamulka Jubaland ay shalay ku<br \/>\ndoorteen Axmad Maxamed<br \/>\nIslaam Axmad Madoobe oo horay<br \/>\nu haa Hogaamiyaha Uururka<br \/>\nRaaskaanbooniyiinta.<\/p>\n<p>Faroole ayaa sheegay in uu Soo<br \/>\ndhaweenayo Axmad Islaam in uu<br \/>\nNoqdo Hogaanka Maamulka<br \/>\nJubaland asagoona sheegay in<br \/>\nuu ku soo biiray Hogaamiyasha<br \/>\nMaamuladda ka jira Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Faroole ayaa Sidoo kale waxaa uu Dalalka<br \/>\nCaalamka ka codsaday in ay<br \/>\nTageeraan maamulka Jubaland<br \/>\noo sida la sheegay loo dhisay<br \/>\nGobaladda Jubooyinka iyo Gedo.<\/p>\n<p>Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas R\/<br \/>\nwasarihii hore ee Xukuumaddii<br \/>\nKMG ahay ayaa isaguna waxa uu<br \/>\nsoo dhaweeyay in Hogaanka<br \/>\nMaamulka Jubaland loo Magacabay Axmad<br \/>\nMadoobe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/raxmaan Shikh Maxamed Maxamuud Faroolle Gudoomiyaha Maamulka Puntland ayaa soo dhaweeyay Doorashadii ay qaar kamid ah Ergooyinkii Dhisayay Maamulka Jubaland ay shalay ku doorteen Axmad Maxamed Islaam Axmad Madoobe oo horay u haa Hogaamiyaha Uururka Raaskaanbooniyiinta. Faroole ayaa sheegay in uu Soo dhaweenayo Axmad Islaam in uu Noqdo Hogaanka Maamulka Jubaland asagoona sheegay in uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14882","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14882","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14882"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14882\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14892,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14882\/revisions\/14892"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14882"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14882"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14882"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}