{"id":14881,"date":"2013-05-16T15:21:16","date_gmt":"2013-05-16T12:21:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14881"},"modified":"2013-05-17T01:19:14","modified_gmt":"2013-05-16T22:19:14","slug":"ckarin-xuseen-guuleed-waxa-shalay-kismaayo-ka-dhacay-ma-ahan-mid-la-aqbali-karo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/ckarin-xuseen-guuleed-waxa-shalay-kismaayo-ka-dhacay-ma-ahan-mid-la-aqbali-karo\/","title":{"rendered":"&#8220;C\/karin Xuseen Guuleed&#8221; Waxa Shalay Kismaayo Ka Dhacay Ma Ahan Mid La Aqbali Karo."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arimaha gudaha iyo<br \/>\namniga Qaranka Soomaaliya ayaa<br \/>\nsi kulul uga hadlay Doorashadii<br \/>\nshalay ka dhacday Magaalada<br \/>\nKismaayo ee mdaxawenaha<br \/>\nJubaland State loogu doortay<br \/>\nHogaamiyaha Kooxda<br \/>\nRaaskanbooni Sheekh Axmed<br \/>\nMadoobe.<\/p>\n<p>C\/Kariin Xuseen Guuleed Wasiirka<br \/>\nArimaha Gudaha ayaa sheegay in<br \/>\nwaxii shalay Kismaayo ka dhacay<br \/>\naysan aheen wax la aqbali karo<br \/>\nmarnaba aysan Dowlada<br \/>\nSoomaaliya raali ka aheyn<br \/>\naqoonsana doonin.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa xusay in marnaba<br \/>\nogolaan doonin natiijadii shalay<br \/>\nkasoo baxday Shirkii KIsmaayo<br \/>\nkasocday uu ku tilmaamay mid<br \/>\nxadgudub ah oon waafaqsaneen<br \/>\nshuruucda Dalka , Dowlada<br \/>\nSoomaaliya aysan u dul qaadan<br \/>\ndoonin waxa kasocda Magaalada<br \/>\nKismaayo ee Xarunta Gobolka<br \/>\nJubada Hoose.<\/p>\n<p>Hadalka Wasiirka Arimaha<br \/>\nGudaha Soomaaliya ayaa kusoo<br \/>\naadaya xili maalintii shalay Shirar<br \/>\nkala duwan oo Magaaladaasi ka<br \/>\ndhacay Madaxweynaha Jubaland<br \/>\nState Siyaabo kala duwan loogu<br \/>\ndoortay Sheekh Axmed Islaam<br \/>\n(Axmed Madoobe) iyo Col. Barre<br \/>\nAadan Shire Hiiraale taa oo<br \/>\ndhalisay durba qilaaf iyo Xiisado<br \/>\nCusub in Kismaayo ka oogmaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga Qaranka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay Doorashadii shalay ka dhacday Magaalada Kismaayo ee mdaxawenaha Jubaland State loogu doortay Hogaamiyaha Kooxda Raaskanbooni Sheekh Axmed Madoobe. C\/Kariin Xuseen Guuleed Wasiirka Arimaha Gudaha ayaa sheegay in waxii shalay Kismaayo ka dhacay aysan aheen wax la aqbali karo marnaba aysan Dowlada Soomaaliya raali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14881","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14881","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14881"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14881\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14894,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14881\/revisions\/14894"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14881"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14881"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14881"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}