{"id":14880,"date":"2013-05-16T15:15:40","date_gmt":"2013-05-16T12:15:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14880"},"modified":"2013-05-17T01:24:33","modified_gmt":"2013-05-16T22:24:33","slug":"bare-hiiraale-oo-maanta-lagu-caleemo-saaray-magaalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/bare-hiiraale-oo-maanta-lagu-caleemo-saaray-magaalada-kismaayo\/","title":{"rendered":"Bare Hiiraale Oo Maanta Lagu Caleemo Saaray Magaalada Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Magaalada<br \/>\nKismaayo ayaa sheegaya<br \/>\ngoordhow In ay ka bilaabatay<br \/>\nHotel Barawaa ee Magaalada<br \/>\nKismaayo Xafladda Caleema<br \/>\nSaarka Coll Barre Hiiraale oo<br \/>\nkamid ah Labo Madaxwayne oo<br \/>\nshalay yeelatay Kismaayo.<\/p>\n<p>Caleema Sarka Barre ayaa la<br \/>\nfilayaa inay Khudbado ka jeedin<br \/>\ndoonaan Masuuliyiin sare oo ka<br \/>\ntirsan Ciidamadda Dowladda iyo<br \/>\nOdayaal dhaqameed.<br \/>\nWararkeena danbe kala soco<br \/>\nFaah faahin ku saabsan Caleema<br \/>\nsaarka Barre.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya goordhow In ay ka bilaabatay Hotel Barawaa ee Magaalada Kismaayo Xafladda Caleema Saarka Coll Barre Hiiraale oo kamid ah Labo Madaxwayne oo shalay yeelatay Kismaayo. Caleema Sarka Barre ayaa la filayaa inay Khudbado ka jeedin doonaan Masuuliyiin sare oo ka tirsan Ciidamadda Dowladda iyo Odayaal dhaqameed. Wararkeena danbe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14880","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14880","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14880"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14880\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14895,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14880\/revisions\/14895"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14880"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14880"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14880"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}