{"id":14878,"date":"2013-05-16T03:14:04","date_gmt":"2013-05-16T00:14:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14878"},"modified":"2013-05-17T01:35:38","modified_gmt":"2013-05-16T22:35:38","slug":"munaasabada-maalinta-ururka-dhalinyarada-soomaaliyeed-oo-maanta-lagu-qabtay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/munaasabada-maalinta-ururka-dhalinyarada-soomaaliyeed-oo-maanta-lagu-qabtay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Munaasabada Maalinta Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Munaasabadaani lagu mamuusayay xuska<br \/>\n15-ka May oo ah maalintii la aas-<br \/>\naasay ururkii dhalinyarada<br \/>\nSoomaaliyeed ee ka<br \/>\nkoobnaa 13-kii dhalinyaro ayaa<br \/>\nwaxaa ka qeyb galay xildhibaano,<br \/>\nxubno ka tirsanaa xisbigii<br \/>\nleegada, siyaasiyiin horay uga<br \/>\ntirsanaa dowladahii KMG ahaa ee<br \/>\ndalka soo maray, aqoon yahano,<br \/>\nhaween iyo dhalin yaro.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha guddiga Difaaca<br \/>\nee Baarlamanka Soomaaliya<br \/>\nXildhibaan Xuseen Carab Ciise iyo<br \/>\nXildhibaan Maxamed Cumar Dalxa<br \/>\noo ka hadlay ayaa ku<br \/>\nbaaqay in dhalinyarada ay ka<br \/>\nshaqeyaan nabadda, waxayna<br \/>\nintaasi ku dareen in siyaasiyiin<br \/>\nSoomaaliyeed ay fursad siyaan<br \/>\ndhalinyarada waxbaratay<br \/>\nmadaama ay ahayeen dhalinyaro<br \/>\ndadkii xoriyadda u soo hoyay<br \/>\ndalka.<\/p>\n<p>1943 Sanadka Markuu Ahaa ayey aheyd markii<br \/>\nlagu dhawaaqay ururka<br \/>\ngobanimo doonka Soomaaliyeed<br \/>\nee loo yaqaano SYL kuwaas oo ka<br \/>\nkoobnaa 13-dhalinyaro ah,<br \/>\nwaxaana aas-aaska<br \/>\ndhalinyaradaasi ay horseed u<br \/>\nahayeen xornimadda aynu ku<br \/>\nnoolnahay Ee Ka Jirto Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabadaani lagu mamuusayay xuska 15-ka May oo ah maalintii la aas- aasay ururkii dhalinyarada Soomaaliyeed ee ka koobnaa 13-kii dhalinyaro ayaa waxaa ka qeyb galay xildhibaano, xubno ka tirsanaa xisbigii leegada, siyaasiyiin horay uga tirsanaa dowladahii KMG ahaa ee dalka soo maray, aqoon yahano, haween iyo dhalin yaro. Guddoomiyaha guddiga Difaaca ee Baarlamanka Soomaaliya Xildhibaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14878","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14878","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14878"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14878\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14897,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14878\/revisions\/14897"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14878"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14878"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14878"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}