{"id":14876,"date":"2013-05-15T22:44:39","date_gmt":"2013-05-15T19:44:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14876"},"modified":"2013-05-17T01:48:50","modified_gmt":"2013-05-16T22:48:50","slug":"gudoomiyaha-baarlamaanka-oo-maanta-sheegay-in-mooshin-laga-keenay-xukuumada-saacid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/gudoomiyaha-baarlamaanka-oo-maanta-sheegay-in-mooshin-laga-keenay-xukuumada-saacid\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Maanta Sheegay In Mooshin Laga Keenay Xukuumada Saacid."},"content":{"rendered":"<p>Prof.Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka<br \/>\nSoomaaliya Kulan Uu Maanta shir gudoominaayay ayaa waxa uu<br \/>\nsheegay Xildhibaanada<br \/>\nBaarlamaanka, in ajandaha<br \/>\nmaanta ay uga hadlayaan<br \/>\nmooshin uu sheegay in laga<br \/>\nkeenay Raa\u2019isal Wasaaraha<br \/>\nSoomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Mahad Cabdalla Cawad ayaa<br \/>\nsheegay in Khamiista<br \/>\nberito ah Xildhibaanada<br \/>\nBaarlamaanka Somaliya loo<br \/>\nqeybin doono, waxa uu salka ku<br \/>\nhaayo mooshinka laga keenay<br \/>\nXukuumada.<\/p>\n<p>Wuxuu cadeeyay in mooshinka<br \/>\nlaga keenay Xukuumada uu<br \/>\nyahay mid sax ah, iyadoo la<br \/>\nsoo kaamil yeelay buu yiri<br \/>\ndhamaanba sharuudihii laga<br \/>\ndoonaayay mooshinka.<\/p>\n<p>Mooshinka laga keenay<br \/>\nXukuumada Saacid ayuu sheegay<br \/>\ninuu waafaqsan yahay qodobka<br \/>\n75-aad ee Dastuurka, isla-<br \/>\nmarkaana uu noqonaayo mid<br \/>\nSharci oo sax ah.<\/p>\n<p>Xildhibaanada Baarlamaanka<br \/>\nayaa waxay Xukuumada ku<br \/>\needeeyeen inay ku fashilmatay<br \/>\nSiyaasada dalka, isla-markaana<br \/>\nlaga doonaayo in Raa\u2019isal<br \/>\nWasaaraha uu hor yimaado<br \/>\nBaarlamaanka, kalsoonina uu<br \/>\nweydiisto.<\/p>\n<p>Majirto wax jawaab ah oo weli<br \/>\nka soo baxay dhinaca<br \/>\nXukuumada Somaliya, oo ku<br \/>\naadan mooshinka laga keenay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Prof.Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Kulan Uu Maanta shir gudoominaayay ayaa waxa uu sheegay Xildhibaanada Baarlamaanka, in ajandaha maanta ay uga hadlayaan mooshin uu sheegay in laga keenay Raa\u2019isal Wasaaraha Soomaaliya. Sidoo Kale Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in Khamiista berito ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya loo qeybin doono, waxa uu salka ku haayo mooshinka laga keenay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14876","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14876","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14876"}],"version-history":[{"count":11,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14876\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14908,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14876\/revisions\/14908"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14876"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14876"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14876"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}