{"id":14875,"date":"2013-05-15T22:35:04","date_gmt":"2013-05-15T19:35:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14875"},"modified":"2013-05-17T02:17:19","modified_gmt":"2013-05-16T23:17:19","slug":"xasan-sh-midowga-yurub-si-xushmad-leh-baan-kaga-mahadnaqayaa-tabarka-ay-siinayaan-ciidamada-qalabka-sida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/xasan-sh-midowga-yurub-si-xushmad-leh-baan-kaga-mahadnaqayaa-tabarka-ay-siinayaan-ciidamada-qalabka-sida\/","title":{"rendered":"&#8220;Xasan Sh.&#8221; Midowga Yurub Si Xushmad Leh Baan Kaga Mahadnaqayaa Tabarka Ay Siinayaan Ciidamada Qalabka Sida"},"content":{"rendered":"<p>Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda<br \/>\nFederaalka Soomaaliya ayaa<br \/>\nmaanta waxaa uu Soomaaliya ku<br \/>\nsoo dhaweyay Tababarka<br \/>\nMilitariga Yurub oo hadda u soo guuray Soomaaliya si ay<br \/>\nqeyb uga noqdaan<br \/>\ntababarayaasha Ciidamadda<br \/>\nXooga Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xasan Sh.\u201cSedexdii sano ee lasoo dhaafay<br \/>\nwaxeey Midowga Yurub<br \/>\nSoomaliya ugu soo tabareen<br \/>\ndalka Yugandha 3000 oo ciidan<br \/>\nah. Midowga Yurub waxeey<br \/>\nGudaha Soomaaliya ku<br \/>\ntababarayaan Ciidanka Xooga<br \/>\nDalka Maanta waxaa Muqdisho<br \/>\nka furmay tababarkii oo hadda<br \/>\nkadib si toos ah loogu bixin<br \/>\ndoona gudaha dalka Soomaaliya.<br \/>\nSanadkaan dhamaadkiisa ayaa<br \/>\nwaxaa dhamaan doono<br \/>\nguuritaanka ay halkan u soo<br \/>\nguurayaan dhamaan tababarada<br \/>\nMidowga Yurub.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Madaxweynaha ayaa waxa Uu Carabka Ku Dhuftay In Xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya<br \/>\niyo Midowga Yurub Uu Yahay mid<br \/>\nwanagsan. Waxeeyna nagala qeyb<br \/>\nqadanaayan dib u dhiska ciidanka<br \/>\nqaran oo matala dhamaan<br \/>\nbulshadda qeybaheeda kala<br \/>\nduwan. <\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sidoo kale<br \/>\nsheegay in ciidanka hadda ay<br \/>\nhaysato qalab la\u2019aan laakin goor<br \/>\ndhaw laga bixi doono Isagoona Ugu danbeyntii uu Sheegay<br \/>\nMadaxweynaha In Si<br \/>\nkalsooni leh  ugu mahad celinayo dadaalka ay wadaan<br \/>\nMidowga Yurub oo ku aadan tabarka ay siinayaan ciidanka<br \/>\nXooga dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu Soomaaliya ku soo dhaweyay Tababarka Militariga Yurub oo hadda u soo guuray Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan tababarayaasha Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliya. Xasan Sh.\u201cSedexdii sano ee lasoo dhaafay waxeey Midowga Yurub Soomaliya ugu soo tabareen dalka Yugandha 3000 oo ciidan ah. Midowga Yurub [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14875","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14875","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14875"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14875\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14913,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14875\/revisions\/14913"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14875"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14875"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14875"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}