{"id":14866,"date":"2013-05-14T23:45:07","date_gmt":"2013-05-14T20:45:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14866"},"modified":"2013-05-15T00:06:14","modified_gmt":"2013-05-14T21:06:14","slug":"ciidamada-dowlada-soomaaliya-iyo-xoogaga-xarakada-al-shabab-oo-caawa-is-rasaaseen-ku-dhex-martay-deegaanka-garbahaarey-ee-gobalka-gedo-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/ciidamada-dowlada-soomaaliya-iyo-xoogaga-xarakada-al-shabab-oo-caawa-is-rasaaseen-ku-dhex-martay-deegaanka-garbahaarey-ee-gobalka-gedo-2\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dowlada Soomaaliya Iyo Xoogaga Xarakada Al-shabab Oo Caawa Is Rasaaseen Ku Dhex Martay Deegaanka Garbahaarey Ee Gobalka Gedo."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Garbaharey ee xarunta gobolka Gedo ayaa qeexaya in goordhow uu ka dhacay deegaanka tuulo Barwaao oo udhaxeeya magaalooyinka Beled-Xaawo iyo Garabahrey ee gobolkaasi Gedo sida ay dadka deegaanka soo sheegayaan. <\/p>\n<p>Warka ayaa intaas ku daraya in dagaalkaasi ka danbeeyay kadib markii ciidamo ka Tirsan Xoogaga Xarakada al-Shabaab ay weerar<br \/>\nku qaadeen gaadiid waday Shixnado kuna sii jeeday dhanka Garbaharey Ee Gobalka Gado.<\/p>\n<p>Saraakiil ka mid ah maamulka dowlada ee Gedo ka tirsan ayaa sheegay inay dhankoda iska  caabiyeen weerarka kaga yimid Xarakada al-Shabaab.<\/p>\n<p>Sidoo kale Saraakishasi waxa ay sheegen  in gaadiidkasi ay la soc deen Cutubyo ciidama ah oo Ka tirsan  kuwa dowlada soomaaliya. <\/p>\n<p>Ilaa iyo Iminka Lama Cadeyn karo Qasaaraha Dhabta ah Ee Ka Dhashtay Is Rasaasentaasi Dhex Martay Ciidamado ka tirsan Xarakada Al-shaabab iyo Kuwa Dowlada Somaliya.<\/p>\n<p>Wixii ku soo kordha Kala Soco Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Garbaharey ee xarunta gobolka Gedo ayaa qeexaya in goordhow uu ka dhacay deegaanka tuulo Barwaao oo udhaxeeya magaalooyinka Beled-Xaawo iyo Garabahrey ee gobolkaasi Gedo sida ay dadka deegaanka soo sheegayaan. Warka ayaa intaas ku daraya in dagaalkaasi ka danbeeyay kadib markii ciidamo ka Tirsan Xoogaga Xarakada al-Shabaab ay weerar ku qaadeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14866","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14866","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14866"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14866\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14873,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14866\/revisions\/14873"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14866"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14866"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14866"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}