{"id":14860,"date":"2013-05-14T23:17:05","date_gmt":"2013-05-14T20:17:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14860"},"modified":"2013-05-17T02:28:48","modified_gmt":"2013-05-16T23:28:48","slug":"sheekh-abuu-muscab-ciidamada-amisom-dagaalada-aan-la-galnay-waxan-uga-dilnay-in-ka-badan-3000-oo-askari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/sheekh-abuu-muscab-ciidamada-amisom-dagaalada-aan-la-galnay-waxan-uga-dilnay-in-ka-badan-3000-oo-askari\/","title":{"rendered":"Sheekh Abuu Muscab&#8221; Ciidamada Amisom Dagaalada Aan La Galnay Waxan Uga Dilnay In Ka Badan 3,000 Oo Askari&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka Dhanka howgallada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-<br \/>\nshabaab, Sheekh C\/casiis Abuu-<br \/>\nMuscab oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay rumeysan yihiin in tirada kaga dhimatay AMISOM gudaha Soomaaliya ay ka badan yihiin 3,000 oo askari.<\/p>\n<p>Sheekh Abuu-Muscab Ayaa sido kale sheegay in dagaalka Ay Kula Jiraan Ciidama Amisom Iyo Kuwa Dowlada ay u bedeleen mid<br \/>\n jabhadeyn ah Isla Markaana ay ku dileen tiro badan<br \/>\n oo ka tirsan ciidamada AMISOM.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada Duulanka ku Ah Dalkena Iyo Diintena ee AMISOM ee aan Uga dilnay<br \/>\n dagaalkii tooska ahaa waxay aad uga<br \/>\nbadan yihiin tirada la sheegay ee<br \/>\n3,000 ah, waxaana naga go\u2019an inaan<br \/>\nsii wadno dagaalka inta aan ka<br \/>\ndilayno tiro intaas ka badan ama ay dalkeenna nooga baxayaan, Sido Kale Tiradaas iyo mid ka badan ayaan<br \/>\nanagu horay u haynay, Balse Maadaama ay iyagu<br \/>\nka qirteen afkooda guul ayay noo<br \/>\ntahay, waayo waxaan horay u<br \/>\nsheegnay ayay iyagu qirteen maanta,\u201d<br \/>\nayuu yiri <\/p>\n<p>Si Kastaba Ha Ahaate Hadalkan Ka Soo yeeray Afhayen Dhanka Howl galada Xarakada Al-shabab Aya Waxa U Ku Soo Beegmayaa Xilli Ay Dowlada Soomaliya Taageero Buuxda Ka Helayaa Beesha Caalamka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Dhanka howgallada ee Xarakada Mujaahidiinta Al- shabaab, Sheekh C\/casiis Abuu- Muscab oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay rumeysan yihiin in tirada kaga dhimatay AMISOM gudaha Soomaaliya ay ka badan yihiin 3,000 oo askari. Sheekh Abuu-Muscab Ayaa sido kale sheegay in dagaalka Ay Kula Jiraan Ciidama Amisom Iyo Kuwa Dowlada ay u bedeleen mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14860","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14860","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14860"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14860\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14915,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14860\/revisions\/14915"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14860"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14860"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14860"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}