{"id":14825,"date":"2013-05-15T21:12:54","date_gmt":"2013-05-15T18:12:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14825"},"modified":"2013-05-17T02:16:51","modified_gmt":"2013-05-16T23:16:51","slug":"raiisul-wazaare-saacid-oo-arimaha-jubbooyinka-u-xilsaaray-gudi-ka-kooban-labo-gole","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/raiisul-wazaare-saacid-oo-arimaha-jubbooyinka-u-xilsaaray-gudi-ka-kooban-labo-gole\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wazaare Saacid Oo Arimaha Jubbooyinka U Xilsaaray Gudi Ka Kooban Labo Gole."},"content":{"rendered":"<p>C\/Faarax Saacid Ra&#8217;iisul Wasaarha Xukuumada<br \/>\nFederaaliga ah ee Soomaaliya<br \/>\nayaa maanta wareegto ku soo<br \/>\nsaaray gudi ka kooban labada<br \/>\ngole iyo iyo xiriiriye tiradooduna<br \/>\ntahay 16 xubnood loona<br \/>\nxilsaaray wada-xaajoodka iyo<br \/>\ndib-u heshiisiinta Jubbooyinka Arimaheeda.<\/p>\n<p>Waxay Kaloo Wafdigu si hufan ugu gudbin doonaa madaxda<br \/>\ndhaqanka iyo kuwa gobolka<br \/>\nJubbada Hoose siyaasadda iyo<br \/>\ntalada dawladda federaaliga ah<br \/>\nee Soomaaliyeed ee ku wajahan<br \/>\ndhismaha dawlad goboleedyada<br \/>\nfederaalka Soomaaliya Iyadoona<br \/>\nDhawaan Lagu Wado In Guddigaan ay u ambo baxaan<br \/>\nmagaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Gududoomiyaha Gudigaani<br \/>\nayaa waxaa ah<br \/>\nwasiir ku-xigeenka Wasaarada<br \/>\nArrimaha Guddaha mudane<br \/>\nCabdiguhaad Jaamac Axmed Moxamed (Oday), waxaana ay<br \/>\nkala yihiin xubnahani kala Ah.<\/p>\n<p>1-Xildhibaan, Cabdiweli Sh<br \/>\nIbraahin Muudey &#8211; Xubin<br \/>\n2-Xildhibaan, Xasan Macalin<br \/>\nMaxamuud &#8211; Xubin<br \/>\n3-Xildhibaan, Maxamed Iidle<br \/>\nGeeddi (Xerow) &#8211; Xubin<br \/>\n4-Xildhibaan, Cabdikaafi Macallin<br \/>\nXasan &#8211; Xubin<br \/>\n5-Xildhibaan, Maxamed Maxamud<br \/>\nGuure &#8211; Xubin<br \/>\n6-Xildhibaan, Cabdiraxmaan<br \/>\nXoosh Jibriil &#8211; Xubin<br \/>\n7-Xildhibaan, Cabdullaahi Yuusuf<br \/>\nXasan (Alankey) &#8211; Xubin<br \/>\n8-Xildhibaan, Maxamed Axmed<br \/>\nKulan &#8211; Xubin<br \/>\n9-Xildhibaan, Samaan Maxamed<br \/>\nSheekh &#8211; Xubin<br \/>\n10-Xildhibaan, Cabdiwaaxid<br \/>\nCabdullaahi Jaamac &#8211; Xubin<br \/>\n11-Xildhibaan, Cabdullaahi<br \/>\nSheekh Ismaaciil &#8211; Xubin<br \/>\n12-Xildhibaan, Maxamed<br \/>\nMaxamuud Ibraahin &#8211; Xubin<br \/>\n13-Xildhibaan, Cabdiqaadir<br \/>\nMaxamed Aadan &#8211; Xubin<br \/>\n14-Xildhibaan, Luuley Cabdi<br \/>\nAaadan -Xubin<br \/>\n15Mudane Aaden Ibraahim Aw<br \/>\nXirsi &#8211; Xiriiriye.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/Faarax Saacid Ra&#8217;iisul Wasaarha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya ayaa maanta wareegto ku soo saaray gudi ka kooban labada gole iyo iyo xiriiriye tiradooduna tahay 16 xubnood loona xilsaaray wada-xaajoodka iyo dib-u heshiisiinta Jubbooyinka Arimaheeda. Waxay Kaloo Wafdigu si hufan ugu gudbin doonaa madaxda dhaqanka iyo kuwa gobolka Jubbada Hoose siyaasadda iyo talada dawladda federaaliga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14825","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14825","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14825"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14825\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14912,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14825\/revisions\/14912"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14825"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14825"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14825"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}