{"id":14823,"date":"2013-05-14T03:12:21","date_gmt":"2013-05-14T00:12:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14823"},"modified":"2013-05-14T12:29:03","modified_gmt":"2013-05-14T09:29:03","slug":"14823","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/14823\/","title":{"rendered":"Wufuud isugu jira odey dhaqameedyo siyaasiyiin u socdey kismaayo oo ciidamada kenya u diideen in magaalada ay gudaha ugalaan."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Wafdi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Wafdi.jpg\" alt=\"Wafdi\" width=\"300\" height=\"225\" class=\"alignleft size-full wp-image-14831\" \/><\/a><br \/>\nOdey dhaqameedyo siyaasiyiin iyo wax garad muqdisho ka ambabaxey ayaa la sheegey in ciidamada kenya u diideen in ay gudaha u galaan magaalada kismaayo,iyadoo isla garoonka kismaayo diyaaradii sidey ay ku soo laabtey iyagoo aad uga caroodey ficilka ay ciidamada kenya sameynayaan.<\/p>\n<p>Wufuuda oo markii ay muqdisho soo gaareen shir jaraa&#8217;id u qabtey warbaahinta ayaa u jeediyey codsi dawladaha ciidamadoodu ku hawlgalaan Amisom iyo dawladaba in aan loo aqoonsan ciidamada kenya in ay kamid yihiin ciidamada amisom ee ay yihiin ciidamo soo duuley oo qabsadey qeybo kamid ah ciida soomaaliya.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee kismaayo laga soo celiyo dad u socda xalinta khilaafaadka u dhaxeeya dawlada dhexe iyo maamulka kmg ee raaskamboodi oo uu hugaamiyo sheekh axmed madoobe,lamana oga mawqifka ay dawlada dhexe ka qaadaneyso dawlada dhexe,iyo waxa ay kismaayo ku danbeyn doonto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Odey dhaqameedyo siyaasiyiin iyo wax garad muqdisho ka ambabaxey ayaa la sheegey in ciidamada kenya u diideen in ay gudaha u galaan magaalada kismaayo,iyadoo isla garoonka kismaayo diyaaradii sidey ay ku soo laabtey iyagoo aad uga caroodey ficilka ay ciidamada kenya sameynayaan. Wufuuda oo markii ay muqdisho soo gaareen shir jaraa&#8217;id u qabtey warbaahinta ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14823","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14823","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14823"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14823\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14850,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14823\/revisions\/14850"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14823"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14823"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14823"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}