{"id":14821,"date":"2013-05-14T02:45:40","date_gmt":"2013-05-13T23:45:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14821"},"modified":"2013-05-14T12:06:20","modified_gmt":"2013-05-14T09:06:20","slug":"14821","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/14821\/","title":{"rendered":"Muddo 18 sano kadib oo maamulida hawada soomaaliya laga soo rarey magaalada nairobi muqdishana laga hagi doono."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Hawada-soomaaliya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Hawada-soomaaliya.jpg\" alt=\"Hawada soomaaliya\" width=\"800\" height=\"574\" class=\"alignright size-full wp-image-14827\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Hawada-soomaaliya.jpg 800w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Hawada-soomaaliya-300x215.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/a><br \/>\nWaxaa maanta ka dhacey shir looga hadlayey sidii nairobi looga soo rari lahaa maamulka hawada somaaliya taas oo hore ay u maamuli jirtey hey&#8217;adda nikawa ee qaramada midoobey iyadoo leysku afgartey in maanta wixii ka danbeeya ay soomaaliya maamulato hawadeeda.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta boostaha iyo isgaarsiinta c\/laahi ciilmoge xirsi ayaa sheegey in xukuumadu ku guuleystey in ay lasoo wareegto maamulida hawada dalka soomaaliya lagana hagayo diyaaradaha magaalada muqdisho isagoo dhanka kale sheegey in ay iskaashi la yeelandoonaan iyo wada shaqeyn,waxaana sidoo kale halkaa ka hadley nin ka socdey hey&#8217;ada u qaabilsan qaramada midoobey maamulidda hawadda aduunka.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey muddo 18 sano kadib oo hawada soomaaliya maamulkeeda laga hago gudaha dalka soomaaliya waxna laga weydiinayo madaxda iyo dadka soomaaliyeed,iyadoo ay jiraan waxyaabo badan oo qaran burburka soomaaliya wali ku maqan taas oo la filayo in sidan oo kale gacanta loogu dhigi doono insha allaah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta ka dhacey shir looga hadlayey sidii nairobi looga soo rari lahaa maamulka hawada somaaliya taas oo hore ay u maamuli jirtey hey&#8217;adda nikawa ee qaramada midoobey iyadoo leysku afgartey in maanta wixii ka danbeeya ay soomaaliya maamulato hawadeeda. Wasiirka warfaafinta boostaha iyo isgaarsiinta c\/laahi ciilmoge xirsi ayaa sheegey in xukuumadu ku guuleystey in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14821","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14821","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14821"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14821\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14829,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14821\/revisions\/14829"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14821"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14821"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14821"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}