{"id":14819,"date":"2013-05-13T04:21:25","date_gmt":"2013-05-13T01:21:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14819"},"modified":"2013-05-14T12:28:23","modified_gmt":"2013-05-14T09:28:23","slug":"shariif-sakiin-iyo-faroole-oo-muqdisho-ka-wada-awaawul-ka-dhan-ah-xukuumada-saacid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/shariif-sakiin-iyo-faroole-oo-muqdisho-ka-wada-awaawul-ka-dhan-ah-xukuumada-saacid\/","title":{"rendered":"Shariif Sakiin Iyo Faroole Oo Muqdisho Ka Wada Awaawul Ka Dhan Ah Xukuumada Saacid."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/F.SAKIN_.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/F.SAKIN_.jpg\" alt=\"F.SAKIN\" width=\"548\" height=\"476\" class=\"alignleft size-full wp-image-14842\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/F.SAKIN_.jpg 548w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/F.SAKIN_-300x260.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 548px) 100vw, 548px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa Maalmahaanba ka socday mid kamid ah Hoteelada Muqdisho kulamo ay<br \/>\nisugu imaanayeen xildhibaanno iyo Siyaasiyiin si aad ah ugu dhaw siyaasada Cabdi Raxmaan Faroole iyo xildhibaan Shariif Xassan Sh. Aadan Oo Ku Magac Dheer Shariif Sakiin.<\/p>\n<p>Kulamada Ayaa waxaa gun-dhig u ahaa sidii xukuumada R\/wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid loo<br \/>\nridi lahaa arintaasi oo ay si aad ah gadaal uga riixayaan Madaxweynaha maamulka Puntiland, Cabdi Raxmaan<br \/>\nfaroole, iyo Xildhibaan Shariif Xassan Sheekh Aadan.<\/p>\n<p>Farole iyo Shariif Sakiin Danaha Ay Ka Leeyihiin ayaa lagu sheegay laba arimood oo lasoo kala<br \/>\nderistay ayna doonayaan in ay ka aarsadaan dowlada iyada oo tan Koowaad ay tahay sida dowladu<br \/>\nay u fashilisay Shirkii Kismaayo oo Faroole uu qarash badan ku bixinayay in uu taabba galo iyo<br \/>\narinta labaad oo ah xil ka qaadistii taliyihii Police-ka Soomaaliyeed, Shariif Sheekhunaa Maye arintaan oo<br \/>\nxildhibanada Digil iyo Mirifle oo inta badan ka shidaal qaata Sahriif Xassan ay ka dhawaajiyeen in aysan ogolaan doonin Arintaasi.<\/p>\n<p>Gudoomiye Farole iyo Shariif Xassan oo waligood isku dhawaa dhanka siyaasada ayaa waxa ay kamid ahaayeen saxiixayaashii Road-map-ka Soomaaliya waxa ayna quud dareynayaan xilligaan in xukuumada ay ku ridaan dhaqaala fara badan oo ay ku bixiyaan mowshin ka dhan ah.<\/p>\n<p>Siyaasiyiinta sida aadka ah ula socda go\u2019aanka adag ee gudoonka baarlamaanka ayaa waxa ay ku waramayaan in<br \/>\naysan suuragal noqon doonin mowshinka xildhibaanada ay gadaal ka taaganyihiin Farole iyo Shariif Xassan in ay ogoladaan iyada oo laga tusaala qaadanayo laba arimood oo horay u dhacday.<\/p>\n<p>Arimhaasi ayaa tan koowaad waxa ay tahay in xukuumada dhan ay hor tagtay baarlamaanka oo su\u2019aalo la weydiiyay aysanna jirin eedeyma muuqda oo lagu heesto iyo arinta labaad oo ah in gudoonka baarlamaanku uu<br \/>\nhoray u difaacay wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya oo laga keenay mowshin uu xilkiisa ku weyn karay hadii aan gudoonku difaacin maadaama uu jawaabo sax ah ka bixin waayay xasuuqa maxaabiis loogu geestay Muqdisho gudoonka baarlmaankuna uu xildhibaanada ugu goodiyay hadii Su\u2019aalaha qaar la weydiiyo wasiirka in uu fadhiga soo xiri doono.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Maalmahaanba ka socday mid kamid ah Hoteelada Muqdisho kulamo ay isugu imaanayeen xildhibaanno iyo Siyaasiyiin si aad ah ugu dhaw siyaasada Cabdi Raxmaan Faroole iyo xildhibaan Shariif Xassan Sh. Aadan Oo Ku Magac Dheer Shariif Sakiin. Kulamada Ayaa waxaa gun-dhig u ahaa sidii xukuumada R\/wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid loo ridi lahaa arintaasi oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14819","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14819","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14819"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14819\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14848,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14819\/revisions\/14848"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14819"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14819"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14819"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}