{"id":14816,"date":"2013-05-13T04:05:53","date_gmt":"2013-05-13T01:05:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14816"},"modified":"2013-05-14T12:32:58","modified_gmt":"2013-05-14T09:32:58","slug":"dowladaha-kenya-iyo-ethopia-oo-isku-raacay-iney-gacan-bir-ah-ku-qabtaan-amaanxadadka-labada-dal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/dowladaha-kenya-iyo-ethopia-oo-isku-raacay-iney-gacan-bir-ah-ku-qabtaan-amaanxadadka-labada-dal\/","title":{"rendered":"Dowladaha Kenya Iyo Ethopia Oo Isku Raacay Iney Gacan Bir Ah Ku Qabtaan Amaan,Xadadka Labada Dal."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Rutto.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Rutto.jpg\" alt=\"Rutto\" width=\"264\" height=\"272\" class=\"alignleft size-full wp-image-14847\" \/><\/a><\/p>\n<p>Walliam Ruto Madaxweynaha ku Xigeenka dalka Kenya oo kulan amaanka Kenya lagu adkeynayay la yeeshay<br \/>\nSaraakiisha hay\u2019adaha amaanka,ayaa amray in ciidamo loo daad gureeyo Magaalada Mandhera iyo Deegaanada kale ee ku teedsan si ay ula dagaalamaan Kooxaha Argagixisada ee Ajaaniibta ah Oo Uu Ula Jeedo Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Mr Rutto Ayaa Sheegay in ciidamada amaanka ay ee xuduudaha roondada ka sameeya ay badiyaan howgalada<br \/>\nhalkaasi ay ka wadaan islamarkaana wixii qal-qal gelinaya ammaanka ay gacan bir ah ka dhigaan.<\/p>\n<p>\u201cEthiopia iyo Kenya waa inay isku Mashquuliyaan xaqiijinta ammaanka xadka Soomaaliya ay la wadaagaan,waa inay ciidamada difaaca Kenya dhaqso ay u fuliyaan amarka dowlada ayna talaabooyinka wax ku ool qaadaan,\u201dayuu Yiri William Ruto.<\/p>\n<p>Ku xigeenka Madaxweynaha dalka Kenya ayaa ku dheeraaday warka ku aadan adkeynta ammaanka Kenya ayaa sidoo kale sheegay in saraakiil Boliis ah oo gaaraya 200 loo dirayo Magaalada Mandhera iyo deegaanada ee xadka ku yaalo,kuwaaso oo lagu sii adkeynayo amaanka oo xaaladiisa laga deyrinayo.<\/p>\n<p>William Ruto Ruto ayaa arintaan u sababeeyay Weerar hor leh oo kaga imaankara Soomaaliya,kuwaasi oo ay soo<br \/>\nqaadaan Al-shabaab,iyadoo sida caadada ay tahay dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab weeraro iyo dilal qorsheysan ay ka geystaan gudaha Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Walliam Ruto Madaxweynaha ku Xigeenka dalka Kenya oo kulan amaanka Kenya lagu adkeynayay la yeeshay Saraakiisha hay\u2019adaha amaanka,ayaa amray in ciidamo loo daad gureeyo Magaalada Mandhera iyo Deegaanada kale ee ku teedsan si ay ula dagaalamaan Kooxaha Argagixisada ee Ajaaniibta ah Oo Uu Ula Jeedo Al-Shabaab. Mr Rutto Ayaa Sheegay in ciidamada amaanka ay ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14816","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14816"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14854,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14816\/revisions\/14854"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}