{"id":14804,"date":"2013-05-13T00:29:34","date_gmt":"2013-05-12T21:29:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14804"},"modified":"2013-05-13T02:39:53","modified_gmt":"2013-05-12T23:39:53","slug":"xildhibaan-ibbi-oo-eedey-dusha-kaga-tuuray-ckarin-xuseen-guuled-iyo-cxakiin-macalin-fiqi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/xildhibaan-ibbi-oo-eedey-dusha-kaga-tuuray-ckarin-xuseen-guuled-iyo-cxakiin-macalin-fiqi\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Ibbi Oo Eedey Dusha Kaga Tuuray C\/karin Xuseen Guuled Iyo C\/xakiin Macalin Fiqi."},"content":{"rendered":"<p>Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada<br \/>\nBaarlamaanka Soomaaliya Ayaa Waxa Ay Dhaliileen Wasiirka Arrimaha<br \/>\nGudaha Iyo Amniga Qaranka C\/Kariin Xuseen Guuleed iyo C\/xakiin Xaaji Max&#8217;ud Fiqi Oo Isna Ah<br \/>\nWasiirka Wasaarada<br \/>\nGaashaandhiga.<\/p>\n<p>C\/raxmaan Xaaji<br \/>\nAadan Ibbi oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka<br \/>\nSoomaaliya, oo maanta la hadlay<br \/>\nWarbaahinta Magaalada<br \/>\nMuqdisho, ayaa waxa Uu si Kulul U Dhaliilay  In Wasiiradaan, ay ku fashilmeyn<br \/>\nwax ka qabashada,<br \/>\ndhibaatooyinka ka taagan Qaar Ka Mid Ah Gobolada Dalka.<\/p>\n<p>Ibbi ayaa wuxuu sheegay<br \/>\nin Gobolka Shabeellaha Hoose ay<br \/>\nka jirto dhibaato adag, oo uu<br \/>\nsheegay inay ka geysanayaan<br \/>\nCiidamada Dowladda Somaliya Taasoo Ay Ugu Weyntahay Isbaarooyin Ay Dhigtaan Wada Xiriirasa Banaadir Iyo Sh\/Hoose.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Xildhibaan Ibbi ayaa wuxuu<br \/>\nsheegay inay isa soo tarayaan<br \/>\ndhibaatooyinka Ciidamada<br \/>\nDowladdu, ay ka geysanayaan<br \/>\nDeegaanada Gobolka Shabeellaha<br \/>\nHoose, isla-markaana Waxaan jirin wax ay ka qabanayaan Labadaasi Masuul.<\/p>\n<p>C\/raxmaan Ibbi ayaa sheegay in xilligaan ay dhibaatadii ugu adkeyd ay ka<br \/>\ntaagan tahay, wadada xiriirisa<br \/>\nMagaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye, oo uu xusay<br \/>\ninay taako taako isbaarooyinka u<br \/>\nsoo dhigteen Ciidamada Dowladda, isla-markaana ay Wasiiradu ku<br \/>\nfashilmeyn inay wax ka qabtaan Dhibaatooyinkaasi Ay Ciidamada Dowlada Ku Hayaan Shacabka.<\/p>\n<p>Hadalka Soo Yeeray Xildhibaan Ibbi Ayaa Imaanaya Xilli Laba cisho kahor Ciidamada Dowladda ay shan haween ah ku kufsadeen<br \/>\nDeegaanka Leego ee duleedka<br \/>\nDegmada Wanlaweyn ee Gobolka<br \/>\nShabeellaha Hoose, inkastoo laba<br \/>\nkamid ah la soo qabtay Ciidankii<br \/>\nkufsiga kula kacay haweenkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Ayaa Waxa Ay Dhaliileen Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka C\/Kariin Xuseen Guuleed iyo C\/xakiin Xaaji Max&#8217;ud Fiqi Oo Isna Ah Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga. C\/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, oo maanta la hadlay Warbaahinta Magaalada Muqdisho, ayaa waxa Uu si Kulul U Dhaliilay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14804","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14804","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14804"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14804\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14809,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14804\/revisions\/14809"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14804"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14804"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14804"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}