{"id":14803,"date":"2013-05-12T23:57:03","date_gmt":"2013-05-12T20:57:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14803"},"modified":"2013-05-13T02:53:04","modified_gmt":"2013-05-12T23:53:04","slug":"dowlada-uganda-oo-sheegtay-in-ay-dhawaan-soo-wadaan-diyaarad-ka-shaqeyndoonto-muqdisho-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/dowlada-uganda-oo-sheegtay-in-ay-dhawaan-soo-wadaan-diyaarad-ka-shaqeyndoonto-muqdisho-2\/","title":{"rendered":"Dowlada Uganda Oo Sheegtay In Ay Dhawaan Soo Wadaan Diyaarad Ka Shaqeyndoonto Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Diyaarada Air Uganda ayaa waxay dhawaan ka shaqo bilaabi<br \/>\ndoontaa Magaalada Muqdisho,<br \/>\nwaxaana iminka lagu hawlan<br \/>\nyahay jadwalka ay kaga hawlgeli<br \/>\ndoonto Caasimada Somaliya Ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Madaxa Shirkadda Air Uganda<br \/>\nCornwell Muleya, oo maanta<br \/>\nSaxaafada kula hadlay Magaalada<br \/>\nEntebbe oo ku taala Bartamaha<br \/>\nWadanka Uganda, ayaa wuxuu<br \/>\nshaaciyay in Air Uganda, ay<br \/>\ndhawaan duulimaadyo ka bilaabi<br \/>\ndoonto Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Cornwell Muleya ayaa wuxuu<br \/>\nsheegay inay iminka diyaar<br \/>\ngarow ugu jiraan, sidii Air<br \/>\nUganda ay uga hawlgeli laheyd<br \/>\nGaroonka Diyaaradaha Aadan<br \/>\nCadde ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Masuulkaan ayaan si rasmi ah u<br \/>\ncadeyn xilliga Air Uganda ay<br \/>\nduulimaadyada ka bilaabi doonto<br \/>\nMagaalada Muqdisho, marka laga<br \/>\nreebo inay dhawaan ka hawlgeli<br \/>\ndoonto Garoonka Diyaaradaha Entebbe<br \/>\nayaa waxaa maanta lagu daah<br \/>\nfuray diyaarad cusub, taasoo ka<br \/>\nhawl bilaabi doonto qeybaha<br \/>\nkala duwan ee Wadanka Uganda<br \/>\niyo dalal kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaarada Air Uganda ayaa waxay dhawaan ka shaqo bilaabi doontaa Magaalada Muqdisho, waxaana iminka lagu hawlan yahay jadwalka ay kaga hawlgeli doonto Caasimada Somaliya Ee Muqdisho. Madaxa Shirkadda Air Uganda Cornwell Muleya, oo maanta Saxaafada kula hadlay Magaalada Entebbe oo ku taala Bartamaha Wadanka Uganda, ayaa wuxuu shaaciyay in Air Uganda, ay dhawaan duulimaadyo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14803","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14803","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14803"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14803\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14813,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14803\/revisions\/14813"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14803"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14803"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14803"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}