{"id":14784,"date":"2013-05-11T23:44:56","date_gmt":"2013-05-11T20:44:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14784"},"modified":"2013-05-12T00:56:21","modified_gmt":"2013-05-11T21:56:21","slug":"qarax-ay-ku-dhaawacmeen-3ruux-ku-weysaqaadanayey-masjid-ku-yaalo-ceel-gaabta-oo-lagu-lagu-weeraray-ciidamada-dowlada-ee-ku-sugneyd-goobtaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/qarax-ay-ku-dhaawacmeen-3ruux-ku-weysaqaadanayey-masjid-ku-yaalo-ceel-gaabta-oo-lagu-lagu-weeraray-ciidamada-dowlada-ee-ku-sugneyd-goobtaasi\/","title":{"rendered":"Qarax Ay Ku Dhaawacmeen 3Ruux Ku Weysaqaadanayey Masjid Ku Yaalo Ceel-Gaabta Oo Lagu Lagu Weeraray Ciidamada Dowlada Ee Ku Sugneyd Goobtaasi."},"content":{"rendered":"<p>Qaraxaani Ayaa Noociisu Ahaa bambada gacanta laga tuuro wuxuu<br \/>\ncaawa ka dhacay aafafka hore ee<br \/>\nMasaajidka Sheekh Aweys oo ku<br \/>\nyaala Isgoyska Ceel-gaabta Degmada Xamar Weyne ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Bum,kaani ayaa waxa uu ku dhacay halka lagu weyso qaato ee Masaajidka, iyadoo meel aan ka fogeyn Masjidka ay fariisimo ku leeyihiin Ciidamada Dowladda oo Aad Moodo In Iyaga loola dan lahaa<br \/>\ngoobta ay fariisimaha ku lee yihiin<br \/>\nwuxuu taasi Sababay In uu ku dhacay goobta weyso<br \/>\nqaadka, oo ay markaasi ku<br \/>\nweyso qaadanayeen dad Masaajidka u yimid, sidii ay ugu<br \/>\ntukan lahaayeen Salaadda.<\/p>\n<p>Ku Dhawaad seddex ruux oo kamid ahayd<br \/>\ndadkii ku weyso qaadanayay ayaa waxaa lagu soo<br \/>\nwaramayaa inay qaraxa ku<br \/>\ndhaawacmeyn, waxaana markii<br \/>\ndambe loo qaaday goobaha<br \/>\ncaafimaadka.<\/p>\n<p>Qaraxa Kadib Ayaa Ciidamada Dowladda ee fariisimaha ku leh Isgoyska Ceel-<br \/>\ngaabta Wexey Fureen Rasaas Xoogan waxayna daqiiqado kadib ay hawlgalo ka bilaabeen goobta Qaraxa Uu Ka Dhacay.<\/p>\n<p>Ilaa Iyo Haatan Gacanta Laguma Soo Dhigin Kooxii geystay qaraxaasi waxaana<br \/>\nmarkiiba Ay isaga baxsadee<br \/>\ngoobtaasi, iyadoo aan lagu Guuleysan in gacanta lagu soo<br \/>\nLa Soo Qabto Raggaasi Bum,ka Tuuray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxaani Ayaa Noociisu Ahaa bambada gacanta laga tuuro wuxuu caawa ka dhacay aafafka hore ee Masaajidka Sheekh Aweys oo ku yaala Isgoyska Ceel-gaabta Degmada Xamar Weyne ee Magaalada Muqdisho. Bum,kaani ayaa waxa uu ku dhacay halka lagu weyso qaato ee Masaajidka, iyadoo meel aan ka fogeyn Masjidka ay fariisimo ku leeyihiin Ciidamada Dowladda oo Aad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14784","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14784","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14784"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14784\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14793,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14784\/revisions\/14793"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14784"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14784"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14784"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}