{"id":14783,"date":"2013-05-11T23:21:04","date_gmt":"2013-05-11T20:21:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14783"},"modified":"2013-05-12T03:19:56","modified_gmt":"2013-05-12T00:19:56","slug":"ugaas-cllaah-ugaas-colow-gjubbooyin-waxa-ka-socdo-waa-musuq-maasuq-arintaasina-nooma-cuntamidoonto-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/ugaas-cllaah-ugaas-colow-gjubbooyin-waxa-ka-socdo-waa-musuq-maasuq-arintaasina-nooma-cuntamidoonto-2\/","title":{"rendered":"&#8220;Ugaas C\/llaah Ugaas Colow&#8221; G\/Jubbooyin Waxa Ka Socdo Waa Musuq Maasuq, Arintaasina Nooma Cuntamidoonto."},"content":{"rendered":"<p>Shir maanta ka<br \/>\ndhacay Dhismaha Xarunta Jaamacada Magaalada Kismaayo,<br \/>\noo u dhaxeeyay Odayaal fara<br \/>\nbadan oo shirka Kismaayo<br \/>\nJimcihii shalay isaga baxay iyo<br \/>\nxubno ka socday Urur<br \/>\nGoboleedka Igad Iyadoona Ugu Dambeyn Uu Ku Dhamaaday Fashil.<\/p>\n<p>Qaar Ka Tirsan Odayaasha shirka ka baxay ayaa<br \/>\nwaxay Jimcihii uga dareereen,<br \/>\nmarkii ay masuq maasuq ka<br \/>\ntirsadeen Maamulka Kmg ah ee<br \/>\nMagaalada Kismaayo iyo Guddiga<br \/>\nqaban qaabada ee shirka Magaalada Kismaayo Ay U Magacowday Dowlada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xubnaha ka socday Igad oo<br \/>\ndoonaayay inay xaliyaan<br \/>\nOdayaasha isaga baxay shirka,<br \/>\noo matalayay ilaa 10 kamid ah<br \/>\nBeelaha degga Gobolada<br \/>\nJubbooyinka iyo Gedo, ayaa<br \/>\nwuxuu ku soo dhamaaday Is Af Garanwaa.<\/p>\n<p>C\/Laahi Ugaas Colow oo la hadlay Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta ayaa wuxuu<br \/>\nshaaca ka qaaday in uu fashil cad<br \/>\nku soo dhamaaday shirka, ka<br \/>\ngadaal markii uu sheegay in loola<br \/>\nyimid wax yaabo aan u cuntameen Taai Oo Uu Ka Carowday Ugaaska.<\/p>\n<p>\u201cWaxay nala hadleen wax yaabo<br \/>\nka baxsan wixii aan ka<br \/>\ntabaneynay, waxay inoo<br \/>\nsheegeen sida ay jacel yihiin Maba fiirinayaan wax yaabaha<br \/>\naan ka cabaneyno, waxaan<br \/>\ndoonayeen ayay noola<br \/>\nyimaadeen Anagana waan ka<br \/>\nsoo horjeedsanay inaan<br \/>\naqbalno Arimahaasi.\u201dUgaas C\/Laahi<br \/>\nUgaas Colow.<\/p>\n<p>Ugaaska ayaa wuxuu Urur Goboleedka Igad ku eedeeyay<br \/>\ninuu sababteedu lee yahay, mad<br \/>\nmadowga xilligaan ka aloosan<br \/>\nMaamul U Sameynta Gobolada<br \/>\nJubbooyinka iyo Gedo.<\/p>\n<p>Odayaasha shirka ka baxay ayaa<br \/>\nwaxay sheegeen in loo kala<br \/>\nsaami badiyay Beelaha degga<br \/>\nGobolada Jubbooyinka iyo Gedo taasina ay keentay in shirka ay<br \/>\nisaga baxaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir maanta ka dhacay Dhismaha Xarunta Jaamacada Magaalada Kismaayo, oo u dhaxeeyay Odayaal fara badan oo shirka Kismaayo Jimcihii shalay isaga baxay iyo xubno ka socday Urur Goboleedka Igad Iyadoona Ugu Dambeyn Uu Ku Dhamaaday Fashil. Qaar Ka Tirsan Odayaasha shirka ka baxay ayaa waxay Jimcihii uga dareereen, markii ay masuq maasuq ka tirsadeen Maamulka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14783","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14783","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14783"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14783\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14802,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14783\/revisions\/14802"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14783"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14783"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14783"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}