{"id":14781,"date":"2013-05-11T22:47:54","date_gmt":"2013-05-11T19:47:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14781"},"modified":"2013-05-12T01:47:40","modified_gmt":"2013-05-11T22:47:40","slug":"dagaalyahanada-al-shabaab-oo-caawa-weerar-xoogan-ku-qaaday-saldhig-ku-yaala-magaalada-mandheera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/dagaalyahanada-al-shabaab-oo-caawa-weerar-xoogan-ku-qaaday-saldhig-ku-yaala-magaalada-mandheera\/","title":{"rendered":"Dagaalyahanada Al-Shabaab Oo Caawa Weerar Xoogan Ku Qaaday Saldhig Ku Yaala Magaalada Mandheera."},"content":{"rendered":"<p>Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa waxay<br \/>\ncaawa weerar kedis ah ay ku qaadeen Saldhiga Magaalada<br \/>\nMandheera ee Gobolka Waqooyi<br \/>\nBari ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>Xoogagaani Ka Tirsanaa Shabaabka Ayaa Waxa Ay Wateen gaari Gaashaaman<br \/>\nwaxayna ku weerareen<br \/>\nSaldhiga Magaalada Mandheera,<br \/>\niyadoon lagu soo waramaayo inay<br \/>\nku garaaceen gantaalaha<br \/>\ngarbaha laga gamo ee baasuukaha Iyo Noocyada Kale Ee Hubka.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa<br \/>\nwaxaa la sheegay inuu dhex<br \/>\nmaray iska horimaad fool ka fool Ah waxayna labada<br \/>\ndhinac ay isu adeegsadeen<br \/>\nhubka Noocyadiisii Kala Duwan.<\/p>\n<p>Ciidamada Kenya Iyo Kuwa Shabaabka Ayaa Sidoo Kale waxay muddo kooban isku fara<br \/>\nsaareen aafafka hore ee Saldhiga<br \/>\nwaxaana Saldhiga Soo Gaaray burbur ka Kadib Markii Lagu Garaacay Hubka Garbaha Laga Tuuro.<\/p>\n<p>Mandheera ayaa<br \/>\nwaxay gashay xaalad qal qal Ah iyadoo shacabka reer Mandheerana<br \/>\nay baqdin ka muujiyeen<br \/>\nweerarkii caawa lagu soo qaaday<br \/>\nMagaaladaasi<br \/>\nRaggii soo weeraray<br \/>\nMandheerana waxay ku baxsadeen gaarigii ay la socdeen,<br \/>\nwaxayna ka baxeen Wadada BB1<br \/>\nee Mandheera, taasoo aadda Tuulo Amiin oo kudhaw Xadka Ay Wadaagan dalalka Somaliya, Kenya<br \/>\niyo Itoobiya, waxayna marin u tahay seddexdaasi dalal.<\/p>\n<p>Weerarka caawa lagu qaaday Magaalada Mandheera ayaa<br \/>\nwuxuu ku soo aadayaa, xilli uu<br \/>\nbooqasho ku jooggo William Ruto, Oo Ah<br \/>\nMadaxweyne Ku Xigeenka<br \/>\nDowladda Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa waxay caawa weerar kedis ah ay ku qaadeen Saldhiga Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Xoogagaani Ka Tirsanaa Shabaabka Ayaa Waxa Ay Wateen gaari Gaashaaman waxayna ku weerareen Saldhiga Magaalada Mandheera, iyadoon lagu soo waramaayo inay ku garaaceen gantaalaha garbaha laga gamo ee baasuukaha Iyo Noocyada Kale Ee Hubka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14781","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14781","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14781"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14781\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14796,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14781\/revisions\/14796"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14781"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14781"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14781"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}