{"id":14779,"date":"2013-05-11T22:27:34","date_gmt":"2013-05-11T19:27:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14779"},"modified":"2013-05-12T02:06:49","modified_gmt":"2013-05-11T23:06:49","slug":"saraakiisha-police-ka-malta-oo-sheegay-in-ay-soo-badbaadiyeen-in-ka-badan-80-tahriibayaal-soomaali-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/saraakiisha-police-ka-malta-oo-sheegay-in-ay-soo-badbaadiyeen-in-ka-badan-80-tahriibayaal-soomaali-ah\/","title":{"rendered":"Saraakiisha Police-ka Malta Oo Sheegay In Ay Soo Badbaadiyeen In Ka Badan 80 Tahriibayaal Soomaali Ah."},"content":{"rendered":"<p>83 qof oo u<br \/>\ndhashey dalka Soomaaliya ayaa la<br \/>\nsheegayaa in lagu soo bad-<br \/>\nbaadiyey maanta oo Sabti ah<br \/>\nxeebta dalka Malta,Iyadoon<br \/>\nsaxaafadda Ay U sheegeen Booliska<br \/>\ndalka Malta.<\/p>\n<p>Dadkan tahriibta ku galay dalka<br \/>\nMalta ayaa kala Ah 82 nin iyo<br \/>\nhaweeney dhamaantood ka soo<br \/>\njeeda dalka Somaliya, waxaana<br \/>\nlagu soo bad-baadiyey laashashka<br \/>\nla buufiyo, kadib markii Doonidii<br \/>\nay wateen uu ka Halawaay.<\/p>\n<p>Saraakiisha Booliska ayaa sheegaya in<br \/>\nbadbadintooda ay aad u adkeyd<br \/>\nmaadaama baddu ay aheyd mid<br \/>\naad u kacsan.<\/p>\n<p> Soomaali aad u<br \/>\nbadan ayaa lagu waayey badda u<br \/>\ndhexaysa Waqooyiga Afrika iyo<br \/>\nKoonfurta Yurub, kuwaas oo aan<br \/>\ngaarin ujeedadii safarkooda Ay Ka Lahaayeen.<\/p>\n<p>Malta oo ah dal aad u yar kana mid ah Midowga Yurub<br \/>\nayaa muddo dheer la<br \/>\ndaalaadhaceysay qaxootiga<br \/>\ntahriibku soo gala dalkaas Malta.<\/p>\n<p>Waxaa ku nool Malta Soomaali<br \/>\nbadan oo ku xeraysan xeryo qaxooti oo aysan ka bixi karin Waqtigii Ay Doonaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>83 qof oo u dhashey dalka Soomaaliya ayaa la sheegayaa in lagu soo bad- baadiyey maanta oo Sabti ah xeebta dalka Malta,Iyadoon saxaafadda Ay U sheegeen Booliska dalka Malta. Dadkan tahriibta ku galay dalka Malta ayaa kala Ah 82 nin iyo haweeney dhamaantood ka soo jeeda dalka Somaliya, waxaana lagu soo bad-baadiyey laashashka la buufiyo, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14779","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14779","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14779"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14779\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14798,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14779\/revisions\/14798"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14779"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14779"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14779"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}