{"id":14771,"date":"2013-05-11T00:34:24","date_gmt":"2013-05-10T21:34:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14771"},"modified":"2013-05-12T02:31:03","modified_gmt":"2013-05-11T23:31:03","slug":"14771","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/14771\/","title":{"rendered":"Madaxweyne xasan sheekh oo lagu wado inuu kismaayo booqdo marka uu ka yimaad shirka london,hadaba maxaa uga qorsheysan raaskamboodi iyo alshabaab."},"content":{"rendered":"<p>Sida laga soo xigtey rag ka tirsan xafiiska m\/weyne xasan sheekh ayaa waxaa la leeyahey madaxweynahu marka uu ka yimaado shirka london waxa uu markiiba aadi doonaa magaalada lagu muransanyahey ee kismaayo.<\/p>\n<p>Waxaana jira warar sheegaya in raaskamboodi iyo alshabaab ay galeen heshiis qarsoodi ah ayna doonayaan in madaxda ka socota dawlada dhexe lagu dilo siyaabo qorsheysan sida alshabaab oo si adag isugu diyaariya agagaarka airborka kadibna raas kamboodiyiintu cararaan si madaxda iyo ilaaladooda loo laayo qaarna loo qab qabto.<\/p>\n<p>Qorshahan ayaa la sheegayaa in ciidamada kenyaanku ay wax ka ogyihiin,waxaana xeeldheerayaal siyaasadeed ay sheegeen in hadii qorshahaasi uu sidaasi u dhaco ay noqon doonto somalia meel xasuuq badani ka dhaco oo ka daran ruwanda,maxaa yeeley m\/weyne xasan sheekh qabaa&#8217;ilka uu kasoo jeedo waa kuwa kaliya ee ogol in wax lawada yeesho isuna heysta in ay wadaniyiin dhab ah yihiin.<\/p>\n<p>Warkan oo lagu heley xuuraan si qarsoodi ah lagu ururiyey waxaan maqaalkan uga qorney ka hortag fal danbiyeed soo socda waxaanan talo ku bixineynaa in aaney sahlan hey&#8217;adaha amnigu intii awoodu u saamaxeyso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida laga soo xigtey rag ka tirsan xafiiska m\/weyne xasan sheekh ayaa waxaa la leeyahey madaxweynahu marka uu ka yimaado shirka london waxa uu markiiba aadi doonaa magaalada lagu muransanyahey ee kismaayo. Waxaana jira warar sheegaya in raaskamboodi iyo alshabaab ay galeen heshiis qarsoodi ah ayna doonayaan in madaxda ka socota dawlada dhexe lagu dilo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14771","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14771","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14771"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14771\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14800,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14771\/revisions\/14800"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14771"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14771"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14771"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}