{"id":14763,"date":"2013-05-09T00:46:24","date_gmt":"2013-05-08T21:46:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14763"},"modified":"2013-05-10T02:24:12","modified_gmt":"2013-05-09T23:24:12","slug":"wariyayaal-ka-howlgali-jiray-idaacada-al-andulus-ee-ku-ku-hadasha-afka-shabaabka-oo-isu-soo-dhiibay-dhanka-dowlada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/wariyayaal-ka-howlgali-jiray-idaacada-al-andulus-ee-ku-ku-hadasha-afka-shabaabka-oo-isu-soo-dhiibay-dhanka-dowlada\/","title":{"rendered":"Wariyayaal Ka Howlgali Jiray Idaacada Al-Andulus Ee Ku Ku Hadasha Afka Shabaabka Oo Isu Soo Dhiibay Dhanka Dowlada."},"content":{"rendered":"<p>Weriyayaashaani ka tirsanaa Raadiyaha Al-Andalus ee ku hadla afka al-Shabaab<br \/>\nayaa isku dhiibay taliska ciidamada nabad sugida Ee<br \/>\nBaydhabo.<\/p>\n<p>Cabdikariin Jakarta<br \/>\niyo Aways Cumar Cali<br \/>\nayaa ka howlgeli jiray idaacadda Al-Andalus laantii ay ku lahaan jirtay<br \/>\nmagaalada Baydhabo ka hor intii<br \/>\naan lagala wareegin Xarakada Shabaab Iyadoona Labada weriye ka hor inta<br \/>\naaney isa soo dhiibin ay maalmihii ugu dambeeyay ku<br \/>\nsugnaayeen degmada<br \/>\nBuurhakabo oo ay soo gaareen,<br \/>\nwaxaana haatan lagu hayaa saldhigga magaalada Baydhabo Ee Nabad Sugida.<\/p>\n<p>Maamulka Magaalada Baydhabo Ayaa Sheegay In Dhawaan uu saxaafadda u soo bandhigo weriyeyaasha ka soo goostay<br \/>\nkooxda al-Shabaab.<\/p>\n<p>Wariyayaashani Ka tirsanaa Idaacada Andulus Ee Afka Al-Shabaab Ku Hadla Ayaa Ah Markii Ugu Horeysay ay soo goostaan Mana jirto Ilaa Iyo Haatan Madax ka tirsan al-Shabaab oo ka hadashay<br \/>\nisa soo dhiibista wariyaashaan La Sheegay Iney U Soo Baxsadeen Dhanka Dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weriyayaashaani ka tirsanaa Raadiyaha Al-Andalus ee ku hadla afka al-Shabaab ayaa isku dhiibay taliska ciidamada nabad sugida Ee Baydhabo. Cabdikariin Jakarta iyo Aways Cumar Cali ayaa ka howlgeli jiray idaacadda Al-Andalus laantii ay ku lahaan jirtay magaalada Baydhabo ka hor intii aan lagala wareegin Xarakada Shabaab Iyadoona Labada weriye ka hor inta aaney isa soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14763","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14763","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14763"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14763\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14778,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14763\/revisions\/14778"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14763"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14763"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14763"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}